Shirkada xawaalada Olympic



Qeybta Xisaabaadka ee Shirkada xawaalada Olympic Muqdisho


Macaamiisha Xawaalada Olympic oo soo qaatey lacagtoodii xarunta Weyn ee muqdisho


Qeybta Baafinta ee Xawaalada Olympic Head quarter -ka Muqdisho


Qeybta Bixinta lacagaha ee xawaaladda Olympic muqdisho



Mid ka mida macaamiisha oo Saxiixaya waraaqda lacag bixinta




Farxad ka Muuqata mid ka mida macaamiisha Xawaaladda Olympic xarunteeda dhexe ee Muqdisho



Qeybata Weydiinta lacagaha ee dadweynaha ama (Customer Counter-ka)




Qeybta Xalinta cabashooyinka Macaamiisha ee xarunta weyn oo xalineysa


Wixii faafaahin intaas Dheer Waxaa kala Xiriiri Kartaa teloofonada kala ah
215001-216536-653204-25259-933222- fax-216400-216728

Xafiiska war qabadka Yucubka
London, UK
webmaster@yucubka.net

Popularity: 12% [?]