Most Recent
- iqra: wax lagu farxo walahi tan okale wan sugenay manshalla reer bulay hurdad ka kaca caruur tina wax barta
- hiran girl: warfaa waxaad tahay geesi geesi dhaley runta sida aad u sheegtey ..waa mid la idinku yaqaano dadnimadana...
- iqra: walahi hadan fikirkeha cabira turki wax dan owkaleyahay marirte lakin somalida ah doqon lama gargaro
- bushra: aad ayuu umahadsanyahay ugaas cabdulqaadir ugaas sheekh axmed deer baaqaas uu udiray beelaha dago gobolka...
- bushra: as wr wb waxaan aad iyo ukumahadcelinayaa Ugaas cabdulqaadir Ugaas sheekh Axmed deer kaalinta qaaliga ah ee...
- Dhalasho Cawo iyo ayaan leh,iyo waliba Mabruuk Walxamdulillaah(gabar u dhalatay (C/raxmaa Yuusuf Daacad iyo Habiibo Nuuni) HAMBALYO,MABRUUK
- Kooxda Chelsea oo la marsiiyay wadadii ay martay Arsenal kadib markii ay Napoli ugu awood sheegatay gurigeeda 3-1.
- Ciidanka Xooga DMG iyo kuwa Itoopia oo la wareegey gacan ku haynta magaalada Baydhabo
- Dowladda Turkiga oo oo sheegtay iney wafdi heer sare ah kaga qeyb galeyso shirka Soomaalida ee London oo beri furmaya
- Ra’iisul Wasaaraha Britain oo ka hadlay Ujeedooyinka shirka Soomaalida uu ugu qabanayo Magaalada London
- Madaxda Dowlada KMG ah oo soo gaarey London iyo ujeedada shirkan oo aan cadeyn
- Ciidamada DKMG ah iyo kuwa Itoobiya oo la wareegay Degmada Bardaale ee Gobolka Bay iyo Baydhabo oo ka bilowdey qax
- Xaflad balaaran oo lacag loogu ururinayey Deebley Brimary School oo ku yaala Degmada Buulo Burte

