Yucubka.net

Dhalasho Cawo iyo ayaan leh,iyo waliba Mabruuk Walxamdulillaah(gabar u dhalatay (C/raxmaa Yuusuf Daacad iyo Habiibo Nuuni) HAMBALYO,MABRUUK
Arbaco-22-Febraayo (yucubka.net) London-Waxaa  dhamaan hambalyo iyo bogaadin dhalasho diraaya dhamaan bahda saxaa fada gaar ahaan (Yucubka.net)

Waxaan u direynaa hambalyada dhalashada  C/raxmaan daacad iyo xabiibo nuuni oo dhowaan Gabari ugu dhalatey magaalada London gaar ahaan Xaafada Welisden Green Gabadhaas oo loo bixiyey (taqwa) waxaana ilaah ugu bar yeey naa in tii dalkeeda iyo dadkeeda anfacda (Amiin)

waxaa si gaar ah u dirraayadad kala ah

1-Abdullahi Ceymooy

2-Adullahi A Subeer

3-Maxamed Xaaji

4-Ahmed Yuusuf

Kooxda Chelsea oo la marsiiyay wadadii ay martay Arsenal kadib markii ay Napoli ugu awood sheegatay gurigeeda 3-1.
Ciyaar xaley dhex martay kooxaha Chelsea iyo Napoli ayaa waxaa loo awood sheegtay kooxdii ka socatay wadanka ingiriiska ee Chelsea ciyaartaas oo loogu badiyay 3-1, kooxda Chelsea oo goolka ku hor martay ayaa daqiiqada kadib waxaa loogu jawaabay laba gool deg deg ah qeybtii hore ciyaarta, balse markii leysku soo laabtay ayaa waxaa laga dhaliyey goolkii 3aad ciyaartiina waxey ku soo gaba gabowday 3-1 ay guusha ku raacday kooxdii reer talyaaniga ee Napoli.

Sanadkaan ayaa moodaa kooxihii ingiriiska inay aad u liitaan marka loo fiiriyo sanadahii hore, ciyaar tan ciyaar  ka horeysay ay dhax martay kooxaha Arsenal iyo AC Milan ayaa kooxda Arsenal loogu adkaaday 4-0 taasna waxey mugdi gilisay rajadii ay ka lahaayeen kooxaha ingiriiska Champions Leageu.

By Abdirahmaan Daacad

Ciidanka Xooga DMG iyo kuwa Itoopia oo la wareegey gacan ku haynta magaalada Baydhabo
Arbaco-22-Feb-(yucubka.net) Baay-Ciidamada DKM iyo kuw Itoopia  ayaa la wareegay magaalada Beydhabo iyadoo aysan wax dagaal ah ka dhicin maadaama al shabaab ay ka hayaameen saacad ka hor.

Ciidamada DKM iyo kuwa Itoopia ayaa 3:30 pm soo galay Baydhabo isla markaana si buuxda ula wareegay gacan ku heynta  baaay ka dib markii saakey aroortii hore ay alshabaab laga qabsadey bardaale,

Alshabaab ayaa markii laga soo saarey bardaale isla markiiba ka bilaabey in ay isaga baxaan maadaama difaacii weynaa ee bardaale la soo jiirey.

Magaalada baay ayaa iminka ku jirta jawi jahwareer ah   iyadoo dadka rayidka ahay ka firxanyaan ayaa hadan waxaa xirmey goobihii ganacsiga hase yeehsee sida uu soo sheegey wariya (Yucubka.net)ayaa xaqiijieyey in magaalada dibadeeda laga maqlaayo madaafiic ay is weydaarsanayaan labada dhinac.

Dhanka kale waxaa la sheegey in ay xarakada Alshabaab ay jidka u galeen gaadiid ciidamada itoopia sahay u sideyin ta u dhexeesa bardaale iyo baay

Daqiiqadihiiugu danbeeyey ayaa lagu soo rogey bandoow gebiahaanba magaalada baydhabo iyodoo ay ciidamada DKM ah iyo kuwa Itoopia  ay dhufeesyo ka sameesteen magaalada hareereheeda madaama Alshabaab ay ku xoogbadnaayeen magaaladaas,,

waxii ku soo korsha xaalada baay iyo bakool la soco (Yucubka.ne)

Yucubka

baydhabo janaay

Dowladda Turkiga oo oo sheegtay iney wafdi heer sare ah kaga qeyb galeyso shirka Soomaalida ee London oo beri furmaya
Arbaco-22-Febraayo-(Yucubka.net)-London-Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Turkiga Axmed Davutoglu ayaa shaaca ka qaaday markii ugu horeysay inuu ka qeybgalayo shirka maalinta Khamiista ee soo socota lagu qaban doono magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska, kaasoo looga arrinsanayo arrimaha dalka Sooamaliya iyo sidii xal-waara loogu heli lahaa.

Mr. Axmed Davutoglu ayaa hoosta ka xariiqay in shirkaasi uu shacabka Soomaaliyeed u leeyahay ahmiyad gaar ah, isagoo xusay inay ka soo bixi doonaan talaabooyin lagu hor marinayo nabad ku soo dabaalidda Soomaaliya iyo sidii looga gudbi lahaa marxaladda KMG ah ee ay dowladdu hadda ku shaqeyso.

Shirka London oo lagu casuumay in ka badan 40 Dowladood iyo hay’addo caalami ah ayaa waxyaabaha looga hadlayo waxaa ka mid ah arrimaha ammaanka, siyaasadda la dagaalanka burcad badeedda, Al-shabaab iyo sidii beesha caalamka ay u dardargelin laheyd gurmad u fidinta Soomaaliya.

Shirkaasi ayaa waxaa lagu wadaa in ay ka qayb galaan madax uu ka mid yahay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon, wakiilo ka kala socda ururka Iskaashiga Islaamka, Bankiga Adduunka, Jaamacadda Carabta, Midowga Afrika iyo kuwa kale oo badan, si ay gacan uga geystaan dadaallada loogu jiro xal u helidda mashaakilaadka ka aloosan Soomaaliya.

Ka qeyb galka dowlada Turkiga ee shiirkaas ayaa ku soo aadaya xili magaalada Muqdisho iyo qeybo badan oo ka mid ah dalka ay joogaan heyado turki ah oo ka wada samafal ay u sameynayaan dadkii ka soo barakacay abaarihii dalka ka dhacay sanadkii hore iyo howlo dib loogu dhisayo adeegyadii bulshada sida iskuulada isbitaalada iyo wadooyinka caasimada,,

Yucubka

London

Ra’iisul Wasaaraha Britain oo ka hadlay Ujeedooyinka shirka Soomaalida uu ugu qabanayo Magaalada London
Arbaco, Feberaayo 22, 2012 (Yucubka.net) — London Iyadoo lagu wado in Khamiista berri ah oo ku 23-ka Feberaayo uu ka furmo magaalada London ee dalka Britain shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa shirkaas ujeedooyinkiisa faahfaahin ka bixiyay ra’iisul wasaaraha Britain, David Cameron oo ah mas’uulka shirka soo agaasimay.

Mr. Cameron oo wareysi siiyay BBC-da ayaa sheegay in shirkan oo hal maalin keliya qaadanaya uu yahay mid lagu doonayo in dunida ay ka shaqeyso sidii xasilloonida Soomaaliya lagu soo celin lahaa.

“Shirkan waxaan u qabanaynaa si aan horumar u sameyno, sidoo kale wuxuu macno u sameynayaa dunida inteeda kale. Inkastoo dhibaatooyinku qoto dheer yihiin wax ka qabadkooduna dhib badan yahay – haddana waxaa muuqda astaamo ay ka mid tahay horumarka ay AMISOM ka sameysay Muqdisho,” ayuu yiri Cameron.

Ra’iisul wasaaraha Britain wuxuu sidoo kale sheegay in Al-shabaab oo ahayd mid aad wax u burburinaysa ay haatan dib u guranayaan, sidaa daraadeed waxay ila tahay buu yiri in iyadoo la eegayo sababahaas oo dhan ay jirto rajo ah lagu dejin karo qaab wanaagsan oo dhibaatada looga bixi karo Soomaaliyana ay noqoto dowlad shaqeyn karta.

Su’aal ku saabansaynd rajada uu ka qabo in shir hal maalin laga yeesho Soomaaliya ay culeys ku yeelan karto xalaadda ka jirta Soomaaliya? ayuu kaga jawaabay inay la tahay in waxa shir uu qabto ay tahay in laga shaqeysiiyo maskaxda dadka, diiraddana la saaro in waxa la qabanayo ay noqdaan kuwo natiijo ay ka dhalato.

Mr. Cameron ayaa sheegay in qorshayaashoodu ay yihiin inay xaqiijiyaan in AMISOM si wanaagsan loo maal-geliyo lana qalabeeyo si ay wax wanaagsan u qabtaan, sidoo kalena xoogga la saaro la dagaalanka burcadbadeedda oo uu sheegay inay yihiin kuwo dhibaato ku hayaan dunida oo dhan.

Ra’iisul wasaaraha UK wuxuu sheegay in dowladdiisu ay go’aansatay inay ciidammo hubeysan saaraan maraakiibtooda si ay isaga difaacaan burcadbadeedda, taasna ay ku guuleysteen wuxuuna intaas ku daray inay doonayaan in shirkan ay ka xaqiijiyaan in burcadbadeedda la qabto lana maxkamadeeyo.

Sidoo kale, mar uu ka hadlay go’aanka Al-shabaab ay ku sheegtay inay Al-Qaacida la midowday ayuu sheegay inay tahay arrin khatar ah, wuxuuna dhallinyarada ugu baaqay inay ka digtoonaadaan inay ka mid noqdaan urur argagaxiso oo caalami ah ayna ka shaqeeyaan sidii dalkooda ay dib ugu dhisi lahaayeen.

Waxaa sidoo kale la weydiiyay su’aal ahayd: Somaliland waxay kasoo qaybgalaysaa shirka London waxayna raadinaysaa madaxbannaani diyaar ma u tahay inaad u ogolaato madax-bannaani?

“Taasi ma ahan waxa shirkan ku saabsan yahay – aad ayaanan u jeclaysanayaa horumarka Somaliland ay ka sameysay dhismaha dhaqaalaha, bulshada iyo meel marinta qaar ka mid ah qodobbada dowladnimo ee dal looga baahan yahay, waxayna ila tahay in taas la jeclayso, laakiin shirkani kuma saabsanaya aqoonsasho Somaliland mana ahan qorshaha Britain. Qorshaha Britain waa in xiriir wanaagsan oo toosan uu kala dhexeeyo dhammaan qaybaha kala duwan ee Soomaalida.”

Jaaliyadda Soomaalida ee Birtain oo tiradoodu tahay 200,000 oo qof ayuu sheegay ra’iisul wasaaruhu sheegay inay wax weyn ku kordhiyeen dalkiisa, isagoo sheegay inay la tahay inay door-weyn ku leeyihiin mustaqbalka Soomaaliya, wuxuu sabab uga dhigay inay dunida oo dhan ka sameeyeen xawaalado taasoo uu sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya ay ka dhigeen mid iskiis u socda. Wuxuu xusay inay la shaqeynayaan Soomaalida dibadaha jooga oo uu sheegay inay saameyn ku leeyihiin siyaasadaha ka socda gudaha dalkooda.

Su’aal ahayd inuu booqanayo Soomaaliya iyo in kale, ayaa wuxuu sheegay inaysan qorshaha ugu jirin inuu booqdo Somaaliya, isagoo xusay inay ka go’an tahay inay u horkacaan caalamka wax ka qabashada Soomaaliya, wuxuuna sheegay in wasiirka arrimaha dibadda iyo kuwo kale ay booqdeen Muqdisho.

Ugu dambeyn, waxaa la weydiiyay inuu taageero ka haystaan dowladaha gobolka ee arrimaha Soomaaliya ku dhex-jiray waqtiga dheer, wuxuu sheegay inay taageero ka haystaan, isagoo xusay inuu kulammo la yeeshay dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay ra’iisul wasaaraha Itoobiya iyo madaxda Tanzania, Kenya iyo kuwo kale, isagoo ku baaqay in arrinta muhiimka ah ay tahay in dunida oo dhan ay diiradda saaro sidii arrimaha Soomaaliya xal loogu heli lahaa

Yucubka

A A Suber(suber700@hotmail.com)

London

Madaxda Dowlada KMG ah oo soo gaarey London iyo ujeedada shirkan oo aan cadeyn
Arbaco-22-Feb(Yucubka)-London Waxaa xaley saqdii dhexe soo gaarey London Madaxweynaha Soomaliya Sheekh Shariif iyo wefdi uu hogaaminayo.

Madax weynaha ayaa waxaa wehliyey Shariif sakiin oo aan la aqoon xilka uu hayo maadaama xilkii G/baarlamaanka laga qaadey.waxaa kaloo la socdey wasiirka warfaafiinta  A/qaadir jahweyniyo wasiirka kaluumeysiga ,

Dhanka  kale waxaa isna waxaa soo gaarey R/wasaaraha Dr Abdiweli Gaasiyo wefdi balaaran.

Hadaba waxaa shaki weyn laga muujiyey u jeedada ka danbeysa shirkaa maadaama D/Ingiriiska aan looga baran in ay taageerto dadka soomaaliyeed  waxaa kaloo jira in aan xitaa la ogeyn waxa rasmiga ah ee loogu hadlaayo  hase yeeshee warar hordhac ah oo laga heleyo dhanka D/Ingiriiska ayaa sheegaya in la damacsan yahay in soomaliya dib loo geliyo gumeysi madaama ismarinwaa uu taanaa mudo dheer in kastoo madaxda D/KMG taasi diidey,

Waxaa kaloo la sheegayaa in ay D/israaill ka danbeyso taa soo ka cabsi qabta hadii dalka Masar ay la wareegaan aqwaanul muslimiinta bisha juun ee soo socota taa soo keeni doonta in gaaska laga jaro oo ay ku qaadanaayeen bilaash mudadii uu xukunka hayey M/Mubaarik marka waxaa dooneysaa in gaaska soomaliya ee laga heley afgooye iyo qayraadka kale gacanta ku dhigaan ,

waxaa kaloo layaab leh arintaan in uu ka danbeeyo oo loo soo marey madaxda maamul G/Puntlan sida faroole,

Tankale waxaa kale oo la la yaabey DMK ah ee  somaaliya waxaa socda  Madaxweynihii R/wasaarihii iyo R/baarlamaanka iyo 12 wasiir hadaba waxaa is weydiin mudan war xageebay u yaacayaan xageese lagu arkey madaxdii wadan dhan oo shir soo aadeysa kaa soo la sheegey in uu socondoono  3 saacadood keliye ,

Hadaba  siyaasiyiin soomli ah ayaa shaki weyn ka qaba shirka iyoda oo lagu wada maalinta 23ka ah ee uu shirka furmaayo waxaa kaloo  la soo qabanqaabiyey mudaaharaadyo iska soo horjeeda ku wa taageersan S/land iyo kuwa shirka ka soo horjeeda.

Waxii warar ee shirka London la soco (Yucubka.net)

Yucubka

London

Ciidamada DKMG ah iyo kuwa Itoobiya oo la wareegay Degmada Bardaale ee Gobolka Bay iyo Baydhabo oo ka bilowdey qax
Arbaco, Feberaayo 22, 2012 (Yucubka.net) — Baydhobo- Ciidamada DKMG ah oo ay kaabayaan kuwa Itoobiya ayaa saakay la wareegay gacan ku haynta degmada Bardaale ee gobolka Bay, kaddib dagaallo ka shalay gallinkii dambe ka dhacay duleedka degmadaas.

Xoogaggii Al-shabaab ee ku sugnaa degmadaas ayaa la sheegay inay xalay isaga baxeen, iyadoo ciidamada DKMG ah iyo kuwa Itoobiya ay la wareegeen saakay iyagoo aan wax iska-caabin ah la kulmin.

Goobjoogayaal fara ku tiris ah oo ku sugan degmada Bardaale ayaa saxaafadda u sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya oo wata gaadiid ay taangiyo ka mid yihiin ay soo galeen saakay degmada iyadoo aanay wax dagaallo ah dhicin.

“Degmada Bardaale waxaa si buuxda gacanta ugu haya ciidamada huwanta ah ee ka yimid dhinaca gobolka Gedo, xaaladduna waa mid daggan,” ayuu yiri mid ka mid ah dadka ku haray degmada Bardaale oo sababo dhinaca ammaanka ah u qariyay magaciisa.

Xildhibaanno ka mid ah saraakiisha hoggaamiyaha ciidamada DKMG ah ayaa iyaguna sheegay in qorshahoodu yahay inay Al-shabaab ka saaraan toddobaadkan degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Wararka laga helayo degmada Baydhabo oo ah xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamadii iyo saraakiishii Al-shabaab ay halkaas isaga baxayaan, waxayna dadka qaarkood sheegayaan inaysan garanayn halka ay u socdaan.

“Baydhabo waxaa saakay ka baxaya ciidamadii iyo saraakiishii Al-shabaab, sidoo kale waxaa hawada laga saaray 7:00 aroornimo ee saakay idaacaddii Andulus oo ku hadlaysay afka Al-shabaab,” ayuu yiri goobjooge ku sugan Baydhabo.

Wasiirro iyo saraakiisha ciidamada DKMG ah oo Muqdisho kulan ku yeeshay gallinkii dambe ee shalay ayaa sheegay in qorshah dowladduu uu yahay in Baydhabo laga qabsado Al-shabaab maalinta Jimcaha ah ee soo socda.

Dowladda KMG ah iyo ciidamada ay kaashanayso ayaa waxay tan iyo sannadkii hore wadeen dadaallo ay ku doonayaan inay xoogagga Al-shabaab uga saaraan gobollada ay ka taliso gaar ahaan kuwa ku yaalla Koonfurta iyo Bartamaha dalka.

Yucubka.net

baydhobo

Xaflad balaaran oo lacag loogu ururinayey Deebley Brimary School oo ku yaala Degmada Buulo Burte
Talaado -21 febraayo (Yucubka.net) London-Xaflad balaaran oo ay soo qabanqaabiyeen gabdhaha ka soo jeeda D/Buulo burte  oo lacag loogu ururinaayey Dugsiga Hoose Dhexe ee Deebley ayaa waxa ay ka dhacdey galbeedka London ,

Xaflada ayaa waxaa soo qabanqaabisey Saciido Cilmi Faarax Iyo Hodan Elmi Faarax oo ka mid ah aas aasiyaashii dugsigaas.Saciido mar ay ka hadashey marxalado kala duwan uu soo marey iskuulka iyodoo intaa raaciseyin in ay ka go,antahay inta aynooshahay in ay sii wadi doonto hoosha ay bilowdey,

Saciido ayaa amaan iyo boogaadin u soo jeedisey dadkii ka soo qayb galey gaar ah  Faadumo Muxumed Dooli Iyo Ing:Abdulkadir Abiikar oo ay sheegtey in ay qayb weyn ka qaadatey waxaa sidoo kale  ay ugu baaqdey dadka ka soo jeeda guud ahaan G/hiiraan in ay ka qaybqaataan si dii iskuulka hooshiisa u sii socon lahayd.

Siciido ayaa  ugu danbeyntii sheegtey in ay u gudbi doonto sidii D/Sare looga taagi lahaa halkaas madaama ay wax barashadii ay gebiahaanba ay baa ba,santahay waxaa sidoo kale ay sheegtey in ay loo baahanyahay in Isbitaalka magaalad wax laga qabto,

Dadka kale ee halkaasi ka hadley ayaa waxaa ka mid ahaa

1-Mudane C/qaadir Xaaji Masale

2-Dr-Maxamud Maxamed Guure

3-Abdullahi Abdi Eymoy

4-Xuseen Madoobe

5- Maxamed Ciise Turunji

6 -Dirir Abdi Goodax

7 -Axmed Omar  iyo Profeser Ibraahim Biriq iyo kuwa  kale oo far fara badan

Hadaba guud ahaan Jaaliyada reer hiiraan gaar ahaan B/burte waaxaa loogu baaqayaa in ay ka qayb qaataan meelkasta oo ay joogaan iyo goo u soo maraya Xawilaada Olympic ama xawaaladaha kale oo dhan,

Fatlan waxii Tabarucaad ah Ku soo Hagaaji

Saciida Elmi Faarah Tel:+447908843542

Yucubka.net

London

DKMG oo gacanta ku dhigtay hub iyo rag lagu ee deeyey in ey ka tirsan yihiin AlShabaab ah
Muqdisho:( Yucubka.net) Howlgalo waabarigii hore ee saaka ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah degmooyinka Dayniile iyo Wardhiiglay ciidamo isugu jira boolis, Milatari iyo Nabad sugid ka tirsan dowladda KMG ayaa waxa ay kusoo qabteen hub noocyo kala duwan leh iyo dagaalyahaano ka tirsan Al Shabaab. Kuwaasi oo lagu soo bandhigay Xaro Jarmal oo ka tirsan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.

Goobta lagu soo bandhigay saanada Milatari iyo raga ka tirsan Al Shabaab ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Mas’uuliyiin ka tirsan DKMG gaar ahaa Wasiiro dowlaha gaashaandhiga, Taliyaha ciidamada xooga dalka iyo Saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee dowladda  KMG.

Taliyaha gaaska koowaad ee ciidamada xooga dalka Gaashaanle sare C/laahi Cali Caanood oo ka mid ahaa Saraakiisha horkacayey howlgalada ayaa waxa uu sheegay in raga ay soo qabteen ee Shabaabka ka tirsan ay ka mid yihiin Saraakiil sar sare, isagoo tilmaamay in hubka ay soo bandhigeen Al Shabaab ay ku doonayeen in ay ku fuliyaan falal amni daro.

Sidoo kale Taliyaha ciidamada xooga dalka Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini oo isna goobta ka hadlay ayaa sheegay in ciidamada qalabka sida ee dowaldda ay diyaar u yihiin in ay ka hortagaan wax walba oo lagu doonayo in lagu dhibaateeyo shacabka, isagoo u mahad celiyay ciidamada maanta fuliyay howlgalkaasi.

Goobta lagu soo bandhigay hubka iyo raga ka tirsan Al Shabaab ayaa intii aan ku sugneyn waxaa noo muuqanayey qaar ka mid ah xubanaha bini’aadamka oo ay ka mid ahaayeen gacmo iyo waxyaabo kale, waxaana ugu dambayn Saraakiisha ciidamada dowladda ay sheegeen in ay sii wadayaan howlgalada lagu sugayo amaanka Muqdisho.

Yucubka

Muqdisho

Qarax ka dhacay Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bay oo Sababay Dhimashada iyo Dhaawaca dad fara badan
Talaado, Feberaayo 21, 2012 (Yucubka.net) —  Muqdisho -Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay qarax miino oo gaari rakaab siday ku qabsaday saakay duleedka degmada Ceelbarde ee gobolka Bay, waxaana qaraxaas ku dhaawacmay in ka badan 10-qof rakaabkii ka mid ahaa.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in qaraxa laga maqlay gudaha degmadaas oo 50-km u jirta degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, balse lama oga in miinadu ahayd mid gaariga uu ku istaagay iyo in meelaha fog laga hago.

“Miinadu waxay burbursay gaariga, waxaana ku dhintay lix qof oo ka mid ah rakaab u socday degmada Luuq ee gobolka Gedo,” ayuu goobjooge ku sugan degmadaas u sheegay saxaafadda, iyadoo aan la ogeyn in dadka waxyeelladu gaartay ay ka mid yihiin darawalkii gaariga iyo kaaliyeyaashiisii.

Dadka ku dhaawacmay qaraxa ayaa qaarkood la sheegay inay xaaladdoodu tahay mid aad u daran, iyadoo loo qaaday isbitaal ku yaalla Baydhabo, waxaana degmada Ceelbarde gacanta ku haysa Xarakada Al-shabaab.

Qaraxan ayaa wuxuu imaanayaa xilli ay ciidammo Itoobiyaan ah iyo kuwa DKMG ah oo la socda ay dhaqdhaqaaqyo ciidan kawadaan deegaannada u dhexeeya labada gobol ee Bay iyo Gedo, waxaana ciidamadan la sheegay inay ku wajahan yihiin degmada Baydhabo.

Dhanka kale, wararka laga helayo deegaannada ku teedsan inta u dhexeysa Bay iyo Gedo ayaa waxay sheegayaan inay maanta ka dhaceen iska-horimaadyo kooban, oo u suurogeliyay ciidamada DKMG ah iyo kuwa Itoobiya inay la wareegaan dhowr tuulo oo ka tirsan gobolka Bay.

Xarakada Al-shabaab ayaa iyaduna dhankeeda dhaqdhaqaaqyo ciidan kawadda gobolka Bay, iyadoo saraakiil u hadlay ay sheegeen inay iska difaacayaan weerar walba oo lagu soo qaado.

Yucubka

Muqdisho