Home » History You are browsing entries filed in “History”

The status of education service in Somalia

The status of education service in Somalia

After the collapse of the Somali state in 1991, education services moved totally from state sector to private ownership and to non-profit organisations. Investments came from the diaspora, international donors, the UN agencies and from local charities. Money from Middle Eastern foundations, and philanthropic business people played a major role in building and establishing schools [...]

February 13 2011 | Posted in English Articles,, English News, History, Maqaallada, Wararka | Read More »

Taatiikhda somaliya

Taatiikhda somaliya

Taatiikhda somaliya       Dalka Soomaaliya waxa uu ku yaalaa geeska Africa wuxuuna ku fadhiyaa dhul baaxadiisu dhantahay 635.541km2, waxana uu xuduud la wadaagaa Bari waxaa ka xiga Badweynta hindiya, waqooyina waxaa ka xiga Jabuuti, Galbeedna dalka Itoobiya, halka koonfur galbeedna uu ka xigo dalka Kenya. dalka Soomaaliya waxa uu yahay dalka labaad ee [...]

January 29 2011 | Posted in History | Read More »

Dhacdo argagax leh oo ka dhacday magaaladda Minisoto ee dalka Maraykanka “Maxaa Ka Dhacay”

Dhacdo argagax leh oo ka dhacday magaaladda Minisoto ee dalka Maraykanka “Maxaa Ka Dhacay”

YUCUBKA.MUQDISHO.sheekadan cajiibka ah ayaa waxay dhex martay oday lagu magacaabo Yuusuf iyo wiil lagu magacaabo Xamsa, Xamsa ayaa ka sheekeeyay qisadan isagoo jooga magaaladda Montreal ee dalka Canada, isagoo inooga waramay dhacdadii argagaxa laheyd ee uu kala kulmay oday Yuusuf,ayaa wuxuu ku billaabay sheekada sida hoos ku qoran. Waxaan ku dhashay magaaladda caasimadda ah ee [...]

September 5 2010 | Posted in History | Read More »

Gabar Soomaaliyeed oo la il-daran Jaceyl naxdin leh. (Alla dadka qaarkiis Calool adkaa!!!!!)

Gabar Soomaaliyeed oo la il-daran Jaceyl naxdin leh. (Alla dadka qaarkiis Calool adkaa!!!!!)

YUCUBKA.MUQDISHO:Gabadhan oo magaceeda kusoo gaabisay Xafsa ayaa xiriir lasoo samaysay Barnaamijka xiisaha badan ee Daba-galka Qisooyinka Jaceylka ee shabakkadda warbaahinta caalamiga ah ee Shaaciye.com, waxeyna inooga warrantay sida ay wax u dheceen iyadoo ku bilaawday sidatan: Magacaygu waa Xafsa waxaan ku dhashay magaalo xeebeedka Marka Caddey sanadku markuu ahaa 1991-kii, waxaanna kusoo bar-baaray isla magaaladaasi. waalidkaygu [...]

September 5 2010 | Posted in History | Read More »

Mujaahidiinta oo Hub Casri ah Dalka ku Nadiifinaya (sheeko Gaaban)

Mujaahidiinta oo Hub Casri ah Dalka ku Nadiifinaya (sheeko Gaaban)

Waxaan halkaan idinkaga soo gudbinayaa shir xasaasi ah oo mujaahidiinta uga furmey mucaskarka al qac qaac oo ku yaala degmada Dayniile. Mujaahidiintu guulo waaweyn ayey ku tallaabsadeen, waxaanan jecleystey inaan bishaaraatkaas idinla wadaago oon akhbaarta idin siiyo, iyo qorshayaasha nala gudboon oon higsaneyno wax ka mid ah.Mar dhow Alaskey mujaahidiintu ka khudbeyn doonaan. dadka asalkaa [...]

June 8 2010 | Posted in History | Read More »