Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

Ciidanka Nabad Sugida DKG oo soo bandhigey nin watey ciidan duulaan ku ahaa saldhiga yaaqshid oo iygu gaadmo lagu diley

Ciidanka Nabad Sugida DKG oo soo bandhigey nin watey ciidan duulaan ku ahaa saldhiga yaaqshid oo iygu gaadmo lagu diley

Muqdisho-(Yucubka.net) -Hay’adda Nabadsugidda qaranka ayaa maanta soo bandhigtay dhallinyaro ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-qaaciddada Soomaaliya iyo Meydadka qaar ka mid ah maleeshiyadaasi, kuwaas oo xalay weerar ku soo qaaday fariisin ay ciidammada dowladdu ku leeyihiin Deegaanka Xamar Jadiid ee degmada Warta-nabadda, Taliyaha hey’adda nabadusgidda ee G/Banaadir Qaliif Axmed Ereg Ayaa maanta saxaafadda u soo bandhigay meydka [...]

May 5 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne Shariif oo sheegay inaysan Aqbalayn Dastuurka oo la diido Laakiin ay ogol yihiin in qaar ka mid ah qodobadiisa laga hadlo

Madaxweyne Shariif oo sheegay inaysan Aqbalayn Dastuurka oo la diido Laakiin ay ogol yihiin in qaar ka mid ah qodobadiisa laga hadlo

Jimco, May 04, 2012 (Yucubka.net) —Muqdisho- Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariikh Sheekh Axmed oo shalay booqday xarunta gaadiidka booliiska oo lagu wado inuu ka furmo shirka lagu ansixinayo dastuurka cusub ee Soomaaliya, ayaa sheegay inaysan aqbali karin in dastuurka laga soo horjeesto, laakiin ay ogol yihiin in qodobbadiisa laga doodo. dastuurka uu furmi doono berri oo [...]

May 4 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Dowladda Somalia oo sheegtay inaan Muqdisho lagu qaban karin shir aan lagu Wargelin Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Dowladda Somalia oo sheegtay inaan Muqdisho lagu qaban karin shir aan lagu Wargelin Wasaaradda Arrimaha Gudaha

  Khamiis, May 03, 2012 (Yucubka.net) — Muqdisho-Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in aan Muqdisho lagu qaban karin shirar aan lagu soo wargelin wasaaradda arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya. Wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka, C/samad Maxamuud Xasan ayaa hadal ku sheegay wareysi uu siiyay VOA-da isagoo [...]

May 3 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Xoogagga Xarakada Al-shabaab oo la wareegay gacan ku haynta Deegaanka Goobo oo ka tirsan Gobolka Hiiraan

Xoogagga Xarakada Al-shabaab oo la wareegay gacan ku haynta Deegaanka Goobo oo ka tirsan Gobolka Hiiraan

  Khamiis, May 03, 2012 (Yucubka.net) —Hiiraan- Xoogagga Xarakada Al-shabaab ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaanka Goobo oo ka tirsan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan gallinkii dambe ee shalay kaddib dagaal muddo kooban socday oo tuuladaas ku dhexmaray xoogagga Al-shabaab iyo kuwa Ahlusunna oo halkaas ku sugnaa. Goobjoogayaal ayaa sheegay in dagaalku uu ahaa [...]

May 3 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Taliye cusub oo Maanta si rasmi ah ula wareegay Hoggaanka Ciidamada Midowga Afrika ee (AMISOM) Soomaaliya ku sugan

Taliye cusub oo Maanta si rasmi ah ula wareegay Hoggaanka Ciidamada Midowga Afrika ee (AMISOM) Soomaaliya ku sugan

Arbaco, May 02, 2012 (Yucubka,net) — Muqdisho-Taliye cusub oo lagu magacaabo, Jen. Andrew Gutti ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay taliska ciidamada Midowga Afrika AMISOM ee ku sugna Soomaaliya, kaddib xaflad xilka lagu kala wareegsanayay oo maanta ka dhacday xarunta AMISOM ee Xalane. Jen. Fred Mugisha oo ahaa taliyaha ciidamada AMISOM ayaa xilka ku [...]

May 2 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Xildhibaannadii ku dhaawacmay Qaraxii Dhuusomareeb oo loo qaadayo dalka Itoobiya si loogu soo daweeyo

Xildhibaannadii ku dhaawacmay Qaraxii Dhuusomareeb oo loo qaadayo dalka Itoobiya si loogu soo daweeyo

Arbaco, May 02, 2012 (Yucubka.net) — Dh/Mareeb-Xidlhibaannadii ku dhaawacmay weerarkii ka dhacay degmada Dhuuso-mareeb ee gobolka Galguduud ayaa lagu wadaa in maanta loo qaado dalka Itoobiya si halkaas loogu soo daweeyo. Dhaawaca siyaasiga Axmed C/salaan Xaaji Aadan ayaa la sheegay inuu yahay mid aad u daran iyadoo la sheegay inuu koomo ku jiro, waxaa sidoo [...]

May 2 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Qarax ay ku dhinteen Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo Dhuusamareeb ka dhacay

Qarax ay ku dhinteen Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo Dhuusamareeb ka dhacay

  Talaado, May 01, 2012(Yucubka.net): Qarax is-miidaamin ah ayaa goor dhaweyd ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee bartamaha Soomaaliya. Qaraxan ayaa ka dhacay goob ay ku sugnaayeen xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka iyo siyaasiyiin kale oo dhawaanahan booqanayay deeggaano ka tirsan bartamaha Soomaaliya. Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in qaraxan ay ku dhinteen tiro dad ah [...]

May 1 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada Ammaanka Dowladda KMG ah oo burburiyay goobo ganacsi oo sharci-darro ah iyo Wasaaradda Garsoorka oo Amar soo saartay

Ciidamada Ammaanka Dowladda KMG ah oo burburiyay goobo ganacsi oo sharci-darro ah iyo Wasaaradda Garsoorka oo Amar soo saartay

Isniin, Abriil 30, 2012 (Yucubka.net) —Muqdisho- Ciidamada ammaanka ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta burburisay goobo ganacsi oo sharci-darro ah kuwaasoo laga dhistay gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha, waxaana howshan ka hadlay taliyaha ciidanka nabadsugidda gobolka Banaadir, Khaliif Axmed Ereg. Goobaha la burburiyay ayuu taliyuhu sheegay inay ku yaalleen jidadka mara gudaha suuqa iyo kuwo [...]

April 30 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay oo xalay la weeraray iyo Saraakiisha dowladda oo ka hadlay Weerarkaas

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay oo xalay la weeraray iyo Saraakiisha dowladda oo ka hadlay Weerarkaas

Isniin, Abriil 30, 2012 (Yucubka.net) —Baydhobo- Kooxo hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday magaalada Baydhabo ee gobolka Bay, halkaasoo ay gacanta ku hayaan ciidamada DKMG ah iyo kuwa Itoobiya. Goobjoogayaal ku sugan degmada ayaa sheegay in dagaalkii xalay uu ahaa mid aad looga gudaha degmada Baydhabo, inkastoo aan la ogeyn khasaaraha [...]

April 30 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Dagaallo Saf-ballaaran ah oo Xalay dhexmaray Ciidamada DKMG ah, kuwa AMISOM iyo Xarakada Al-shabaab

Dagaallo Saf-ballaaran ah oo Xalay dhexmaray Ciidamada DKMG ah, kuwa AMISOM iyo Xarakada Al-shabaab

Axad, Abriil 29, 2012 (Yucubka.net) —Muqdisho- Dagaallo saf-ballaaran oo xalay Muqdisho ku dhexmaray ciidamada DKMG ah oo garbsanaya AMISOM iyo xoogagga Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay duleedka galbeed ee magaalada Muqdisho, waxayna saameyn ku yeesheen dagaalladan  dadka ku nool deegaanka Xoosh ee degmada Dharkeynley. Inta la ogyahay afar qof oo shacab ah oo uu ku [...]

April 29 2012 | Posted in Wararka | Read More »