Arbaco-22-Febraayo (yucubka.net) London-Waxaa dhamaan hambalyo iyo bogaadin dhalasho diraaya dhamaan bahda saxaa fada gaar ahaan (Yucubka.net) Waxaan u direynaa hambalyada dhalashada C/raxmaan daacad iyo xabiibo nuuni oo dhowaan Gabari ugu dhalatey magaalada London gaar ahaan Xaafada Welisden Green Gabadhaas oo loo bixiyey (taqwa) waxaana ilaah ugu bar yeey naa in tii dalkeeda iyo dadkeeda anfacda [...]









