Home » Resources You are browsing entries filed in “Resources”

Guusha Itoobiya:Qabaa’ilka Soomaalida ayaan ku Qancinnay in ay Deegaannadooda ka sameystaan Dowlado yar-yar oo Dowladda Itoobiya ku xiran.

Guusha Itoobiya:Qabaa’ilka Soomaalida ayaan ku Qancinnay in ay Deegaannadooda ka sameystaan Dowlado yar-yar oo Dowladda Itoobiya ku xiran.

Yucubka.London:Waxaa jirta in dad badan ay lasocdaan faragalinta xooggan ee ay Itoobiya ku heyso Soomaaliya,iyadoo marba heer soo mareysay ilaa hadda ay so gaartay in dhulkii Soomaaliyeed iyo dadkiiba ka dhigtay qeybo-qeybo aan isku xerneyn isna jecleyn,kulligoodna iyada kuwada xeran. Haddaba waa kan macluumaad dheeri ah,oo caddeynaya khayaanada Itoobiya,oo ah cadow soo jireen ah, jecelna [...]

October 23 2010 | Posted in Maqaallada, Resources, Wararka | Read More »

xageey ku taalaa tuulada yucubka ?

xageey ku taalaa tuulada yucubka ?

  Yucubka waa tuulo  ku taala Gobolka hiiraan waxeeyna ka mid tahay tuulooyinka hoos yimaada degmada buulobade waxaana ku nool dad aad u fara badan waxeeyana dadka degan tuuladaas u badan yihiin beeraleey nooca duunyada aay dhaqdaan waxaa ka midah lo,da ariga iyo geela.waxaa mara wabiga shabeela meel u jirta 7kilometir.  waxaa ku yaala dugsi [...]

June 14 2010 | Posted in Resources | Read More »

Qabuura Faagista Shabaab iyo Qaaya tirista Diinta

Qabuura Faagista Shabaab iyo Qaaya tirista Diinta

Urururka Shabaab oo lagu yiqiin afkaar badan oo ay la yaabeen culimo iyo caamo badan ayaa lasoo if baxay habdhaqan hor leh oo in badan ku riday afkii baa juuqda gabay. Horey ayaa wixii lagu yiqiinay waxaa ugu darnayd dhiig xalaalaysiga muslimiinta ama shacabka Soomaaliyeed oo qaarna murtad ku sheegeen qaarna dhibka kasoo gaara qaraxyada [...]

June 8 2010 | Posted in Resources | Read More »