Home » Maqaallada You are browsing entries filed in “Maqaallada”

Backseat drivers confuse!

Backseat drivers confuse!

As we always tend to see things in better light than those in office, then we must have the determination to serve, even in the capacity of volunteers! The fact that we do not hold a position in the government is not a justification to escape responsibility. It is time for Somali academics to act [...]

June 1 2010 | Posted in English Articles, | Read More »

Xalka loo tartamayo: Ka tanasulidda Jiritaanka “Soomaliya”

Xalka loo tartamayo: Ka tanasulidda Jiritaanka “Soomaliya”

Waxaan horey uga hadlay baadigoobka Nabadda iyo Dhismaha Dowlad Soomaliyeed.[1] Sidaas oo kale, Prof Michael Weinstein oo wax ka dhiga Jaamacadda Mareykanka-Purdue University, si joogto ahna u falanqeya Arrimaha Soomaliya ayaa qoray labo maqaal oo muhiim ah.[2] Prof. Michael Weinstein wuxuu soo jeediyay abaabulka “Dhaqdhaqaaq Labaad ee Gobannimadoonka Soomaliya” si loo badbaadiyo Qaranka Soomaliyeed. Hase [...]

June 1 2010 | Posted in Maqaallada | Read More »

Sideetan jiro haatan bilaabay jilida Jaceyl?!..

Sideetan jiro haatan bilaabay jilida Jaceyl?!..

Odey iyo islaan reer Australia ah oo cadeeyey in Caashaqu aanuu lahayn cimri iyo da’a uu ku joogsado ayaa isku guursaday dalkaa Australia. keith oo ah 86 jir ah iyo Dorothy Steven oo ah 85 sano, labadan shakhsi ayaa isku guursaday guriga lagu xanaaneeyo dadka waaweyn ee Bohmor. Keith oo ah odeyga 86 jirka ah [...]

May 25 2010 | Posted in Maqaallada, Wararka | Read More »