Home » Maqaallada You are browsing entries filed in “Maqaallada”

The status of education service in Somalia

The status of education service in Somalia

After the collapse of the Somali state in 1991, education services moved totally from state sector to private ownership and to non-profit organisations. Investments came from the diaspora, international donors, the UN agencies and from local charities. Money from Middle Eastern foundations, and philanthropic business people played a major role in building and establishing schools [...]

February 13 2011 | Posted in English Articles,, English News, History, Maqaallada, Wararka | Read More »

QABIILKU WAA HALKA AAN KA NUGUL NAHAY OO NACABKU NAGA TOOGTO

QABIILKU WAA HALKA AAN KA NUGUL NAHAY OO NACABKU NAGA TOOGTO

Waxaa in badani aaminsanay oo si weyn la isugu raacsan yahay in Qabiilku yahay Cudur iyo Dhibaato ay adag tahay in laga lug-baxo kaas oo saameyn  qotodheer ku yeeshay nolosha iyo hab-dhaqanka dhammaan ama intiisa badan qaybaha Mujtamaca Soomaaliyeed, xittaa kuwa sheeganaya in ay Diinta ka tarjumayaan (Culumada). Qabiilku waa midka cadawgeena siiya fursadda uu [...]

January 26 2011 | Posted in Maqaallada, Wararka | Read More »

Aqoonyahan soomaaliyeed oo Afareey ka tiriyay Dowlad goboleedyada soo tira badanaya,

Aqoonyahan soomaaliyeed oo Afareey ka tiriyay Dowlad goboleedyada soo tira badanaya,

  DOWLAD GOBOLEEDKA Waxaa dhab ah in si weyn looga been sheegayo “Habka Federaalka” ayadoo koox waliba arrinta u salaxatay sida ay jeceshahay ama laga yaabo in dantoodu halkaas uga bidhaantay. Waxaan soo gudbinayaa Affareey talobixin iyo codsi xambaarsan oo dareenkeeyga ka tarjumeysa in bandanna ila qabto:   -Affareyda Kowaad- Dadkoo kala fogaadiyo daaq la [...]

January 24 2011 | Posted in Maqaallada, Wararka | Read More »

DOWLAD GOBOLEEDKI OO MARAYA SARIFKII UGU HOOSEEYAY (BEEL iyo JUFFO)

DOWLAD GOBOLEEDKI OO MARAYA SARIFKII UGU HOOSEEYAY (BEEL iyo JUFFO)

Hordhac Dalka Soomaaliya waxaa ka burburay haykalkii Dawlad iyo Qaranimo, waxaa lumay nuxurkii iyo macnawiyaadkii ay kuwaasi lahaayeen sida Sharciga iyo kala Dambeynta, Midnimada iyo Karamada bulshada, kadibna waxa dadweynihu waayay oo si weyn u tabay Nabaddii, Daryeelkii iyo Horumarkii uu ku hamminayay. Sanooyin badan oo fawdo, xadgudub iyo colaad ah kadib waxaa la filayay [...]

January 22 2011 | Posted in Maqaallada, Wararka | Read More »

Waxgaradka Soomaaliyeed oo ka Xumaaday Xasuuqa ay AMISOM kuheyso Shacabka, Madaxdiina iska Daawanayaan walibana isku khilaafayaan danahooda.

Waxgaradka Soomaaliyeed oo ka Xumaaday Xasuuqa ay AMISOM kuheyso Shacabka, Madaxdiina iska Daawanayaan walibana isku khilaafayaan danahooda.

Yucubka.Muqdisho:Qaar ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed oo maanta cusbitaallada magaalada Muqdisho kusoo wareegay ayaa waxa ay kala soo laabteen Dareen Murugo iyo Ciil wata, iyagoo aad uga xanuunsaday dhibaatooyinkii ay ku soo arkeen cusbitaallada magaalada Muqdisho. Mid kamid ah Waxgaradkii maanta booqday cusbitaallada waxaa kamid ahaaUgaas Mahad Ugaas Maxamad Ciise oo dareen murugo xambaarsan ka [...]

October 28 2010 | Posted in Maqaallada, Wararka | Read More »

Guusha Itoobiya:Qabaa’ilka Soomaalida ayaan ku Qancinnay in ay Deegaannadooda ka sameystaan Dowlado yar-yar oo Dowladda Itoobiya ku xiran.

Guusha Itoobiya:Qabaa’ilka Soomaalida ayaan ku Qancinnay in ay Deegaannadooda ka sameystaan Dowlado yar-yar oo Dowladda Itoobiya ku xiran.

Yucubka.London:Waxaa jirta in dad badan ay lasocdaan faragalinta xooggan ee ay Itoobiya ku heyso Soomaaliya,iyadoo marba heer soo mareysay ilaa hadda ay so gaartay in dhulkii Soomaaliyeed iyo dadkiiba ka dhigtay qeybo-qeybo aan isku xerneyn isna jecleyn,kulligoodna iyada kuwada xeran. Haddaba waa kan macluumaad dheeri ah,oo caddeynaya khayaanada Itoobiya,oo ah cadow soo jireen ah, jecelna [...]

October 23 2010 | Posted in Maqaallada, Resources, Wararka | Read More »

Beelo ka soo jeeda Gobolka Hiiraan oo ka horyimid maamul ay ku dhawaaqday beel ka mid ah beelaha dega Hiiraan iyo kulan kale oo London ka dhacay.

Beelo ka soo jeeda Gobolka Hiiraan oo ka horyimid maamul ay ku dhawaaqday beel ka mid ah beelaha dega Hiiraan iyo kulan kale oo London ka dhacay.

YUCUBKA, LONDON:Waxaa London ku shiray Odayaal, waxgarad,siyaasiyiin,ururrada bulshada,haweenka  iyo dhalinyarada beesha Baadacadde,oo Isku raacay in la taageero baaqii iyo qoraalkii muhiimka ahaa, ee ay soo saareen walaalihii ku shiray Nairobi, ee ka koobnaa dhammaan qabaa-illada deggan Hiiraan, oo ay ku cambaareeyeen, qolooyin is magacaabay, ee sheegtay inay yihiin maamul hiiraan ama wax ay ugu yeereen [...]

August 18 2010 | Posted in Maqaallada, Wararka | Read More »

Qorshe uu Indhacade ugu biirayo Ahlusunah oo hotel Amiira lagu soo gabagabeeyey iyo maleeshiyadiisi oo loo daabulayo G/Dhexe (Indhacade hogaamiye ka soo mid noqday dhamaan kooxaha siyaasada Soomaaliya)Faalo

Yuusuf Indhacade wasiiru dawlihi hore ee gaashandhiga dawladda Soomaaliya ayaa dhameystiray qorshe uu hubkiisi iyo ciidankiisa ugu  gudbinayo G/Dhexe si ay ugu biiraan xoogaga Ahlusunah ee Guriceel iyo Dhuusamareeb.  Indhacade oo iska waayey is casilaadiisi kadib liiska wasiirada cusub maalmahan raadinayey meel uu lug siyaasadeed gashto ayaa hada u muuqda mix xiranaya shaatiga Ahlusunah.  Kualmo [...]

August 3 2010 | Posted in Maqaallada | Read More »

Raaxada Guurka iyo Sharaxiisa iyo Waliba Gogol dhigga Guurka.

Raaxada Guurka iyo Sharaxiisa iyo Waliba Gogol dhigga Guurka.

GUURKA IYO MOWQIFKA DIINTA GOGOLDHIGGA GUURKA Guurku diinta waa u gargaar, shaydaanka waa u gablan iyo hoog, waana gaashaan adag oo    cadowga Eebbe laga galo, waxaana ku badata ummadda Islaamka si ay ula tartanto ummadaha kale. Eebbe waxa uu Aayaddiisa Qur’aanka ah ku leeyahay: (U guuriya xaas laawayaasha idinka midka ah iyo addoomadiinna kuwooda wanaagsan [...]

July 18 2010 | Posted in Maqaallada | Read More »

Somalia: Original Bevin plan welcomed and 1897 and 1954 treaties repudiated

Somalia: Original Bevin plan welcomed and 1897 and 1954 treaties repudiated

Mohamed Osman Omar, former Ambassador of Somalia to various countries including India, former Yugoslavia and the Sudan and as non-resident Ambassador to Sri Lanka and Singapore, was on May 28, 2010, among the speakers at the School of Oriental and African Studies (SOAS), University of London, on the occasion of the launching of a new [...]

June 1 2010 | Posted in English Articles, | Read More »