About!

About Yucubka!

Yucubka waa website af Soomaali ku soo baxa oo ka hadla arrimaha adduunka guud ahaan, gaar ahaanna arrimaha Soomaaliya. Yucubka wuxuu tebiyaa warar uu ku dadaalay ineey xaqiijiyo yihiin beentana ka fog, Siyaasadda Yucubka waa in waxa uu qorayo uu noqdaa mid aan ka hor imaaneyninin mabaadiida asaasiga ah ee uu rumeysan yahay yucubka kuwaas oo kala ah :

1-ISLAAMNIMO: Wax ka soo horjeeda diinta Islaamka ama wax u dhimaaya ma tebin doono Yucubka
2-WADANINIMO: Waxa uu qoraayo waa in aysan ka hor imaaneynin wadaninimada Soomaaliyeed.

3-DHEXDHEXAADNIMO: In uusan dhinac u leexanin marka laga hadlayo qolyaha isku haysta qabiileysiga, goboleysiga. Sidoo kale mabda,a diineed ma baafinayo boggu. Hase yeeshee, marna kama noqon doono dhexdhexaad xaqa iyo baadilka iska cad sida gumeysiga iyo qarannimo duminta iyo gumeysi u adeegid ama qabyaalad. Islaamnimo iyo diin la’aan ama anshax la’aan.

Yucubka.net iyo Yucubka.com labaduba waa hal website wuxuuna hoos yimaadaa hay’adda loogu magac daray “Yucubk Information Center” ee ku taalla Magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Waxaad nagala soo xiriir kartaa emailka ah

webmaster@yucubka.net

Abdullahi37@hotmail.com

Milkiilaha  Yucubka.net and Yucubka.com

Abdullahi Abdi Eymooy

Popularity: 9% [?]