|

Waraaq furan Ugaaska Reer Ow-Xasan oo baaq nabadeed u soo jeediyay beelaha gobolka Hiiraan

 

Mogadisho (Yucubka.net)Dhulkii iyo dadkii Soomaaliyeed waxay ku sugan yihiin xaalad dagaal oo aan dhammaad laheyn. Waxayna galaafteen dagaaladaas wax walba oo qiimo ku lahaa dadka dhexdiisa, sida is ixtiraamka, is qadarinta, wada noolaashada, horumarka, iyo waliba abaabinta ubadka soomaliya  oo ay saameeyn ku yeelatay. Taasi waxay abuurtay dagaal, is neceyb, is aamin la’aan iyo dhaqan guur fool xun oo ku dhacay bulshada  Soomaaliyeed gudaheeda.

Sidaa awgeed anigga oo ku hadlaya magaca beesha Reer Ow -Xasan iyo magaca dhammaan odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed. waxaan halkan baaq nabadeyn ah uga soo jeedinayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo joogaan, inay dhigaan  hubka, is neceybka iyo colaada oo ay qaataan nabadda iyo wada noolaashaha.

Waxaan si gaar ah waxaan si gooni ah farriin codsi ah ugu dirayaa dhammaan beelaha wada dega Gobolka Hiiraan, inay gartaan inay dantooda tahay nabada, midnimada iyo wada noolaasha, kaas oo ahaa dhaqan aad u fiican oo lagu yaqaaney dadka reer Hiiraan illaa inta la xasuusto taariikhda.

Dagaalada iyo nabad la’aanta, guud ahaan, waxay dhabarka ka jabiyaan dhammaan himmilloyinka, isku xirnaanta, is xushmeyta, horumarka iyo is dhex galka, ay bulshaadaas lahaan jirtay.

Waxaa xalkeeda inay  raadiyaan laga rabaa maamulkeeda sare,  odayaasha dhaqanka, indheer garadka, iyo aqoon yahanka. Hadii arinta xal raadinta ay ka seexdaan ama ay marin habaabiyaan kuwa hogaanka laga rabey ee aan soo xusay waxay halis u tahay ummadaas in laga waayo aduunka oo ay maalin walbaa ku sii hoobato god madow oo dhiig uu ka buuxo.

Waxaan Illaahey ka baryaa in uu nabadii lagu yaqaanay Hiiraan mar kale dib ugu soo celiyo oo dhiilooyinka colaadeed iyo is naceybka bulshada dhexdeeda ahna la kheeyr ilaaheey ugu badalo.

Aamiin.

Ugaaska Beesha Reer Ow-Xasan

Ugaas Cabdulqaadir Ugaas Axmed-deer

Wararka Yucubka.net

Mogadisho Somalia

Popularity: 10% [?]

27 Responses for “Waraaq furan Ugaaska Reer Ow-Xasan oo baaq nabadeed u soo jeediyay beelaha gobolka Hiiraan”

  1. Shacni ahmed says:

    Scw all inta dagdo gobalka hiiran iyo ugaaskaba runti waa run nabada waa shay qaali ah oo hadi nabad lawaayana nolol majirto dadka dago gobolka waa inay fahmaan qiimaha eey leedahay nabada iyo walaaltinimada.

  2. Shacni ahmed says:

    Waa run nabada waa shay qaali ah oo laku faano dadka dago hiiran waa iney tashadan dagaalkana iska daayaan

  3. cumar ahmed says:

    waxa oranlaha dadka dago hiiran iney dhagestan baaqa loodiraa islamarkan ugaaska hadalkisa eey ixtiraaman

  4. Cumar faaruq ahmed says:

    Nabadu waa wax laku faano gaar ahan dadka dagan hiiran waa ineey udhaga nuklaadan baaqyada eey u sojeedinayan odoyaal dhaqameedka

  5. warfaa says:

    asc war dadkan ka hadlaayo hiiraan ee reer hiiraan sheeganayaa waa ku kuwee reerkii qoys ama labado qoyska dagan yihiin in uu hiiraan sheegto waa dhib bal ugaaskaan reer hiiraan sheeganayaa magaaladee ama tuuladee ayuu hiiraan ka dagan yahay oo aan og nahay bal noo sheega plse oo aan ku qadirinee….. tankale labada qabiil ee hiiraan isku dagaalsan waa kuwee ? hiiraan waxaa haystey niman cadow ah oo shabaab dadkii hiiraan lahaana waa kuwii la dagaalamaayey ilaah baa mahad leh hadana dadkaas ayaa b/weyne dib ayey ugu soolaabteen……. cida hiiraan in lagu heshiiyo u baahan walaahi waa dooxada shabeele iyo ninka ahlusunada hiiraan hogaamiya aadan cabdule cawaale waayo aadan waa soo dagaalamey oo dadbaa ugu dhintey ….. markaa ugaaska iska aamus dheh ma aflagaadeyn karno hiiraana cid walba in ay kahadasho waa ceeb…….mise sheekadii waxa uu hayaa hiiraan 20 qabiil ayaa dagan oo beenta aheyd….hadii uu ka hadlaayo xaafada howlwadaag ……ugaas howl wadaag waa hiiraan /beledweyne ayey ka tirsan tahay runtii hadii aan xawaadle nahayna cid kale oo hub ku haysan karto hiiraan oo dhan majirto cid ka hadli kartaana majirto….. runta waa taas midaasna ayaa dadka deeqda ….

  6. يا إخوة ألاحباء
    قال تعالي:- (( الذين يستمعون القول فيتبعون أحسنه، وأولئك الذين هداهم الله وأولئك هم أولو الألباب))…
    (De Peace is alife & Union) Aqoonyahan, Ugaas, Sheikh C/qaadir Ugaas Sheikh Axmed Kana mid Ah aqooyahannada iyo Culamaa’u diinka beesha Reer Ow xasan, isla markaana Darajo iyo Martabad weyn ku leh Taariikhda iyo Sohyaalka Soomaalida, waa mid Mudan ixtiraam gaar ah mar 2aad iyo in loo Hoggaansamo baaqa Nabadeed uu usoo jeediyay Dadyowga ku nool Gobolka Hiiraan iyo Deegaanada ku teedsan Ugaaska Oo in badan oo wanaag ah ku naqaano kheir Allaha siiyo, Anagana Alle ha ina dhigo kuwa maqla baaqaas oo hergaliyaan…
    قال تعالي:- (( الذين يستمعون القول فيتبعون أحسنه، وأولئك الذين هداهم الله وأولئك هم أولو الألباب))…
    ونسئل الله ان يجعلنا من هؤلا وان يجعل بلادنا أمنا ومستقرا وأيضا سائر بلدان المسلمين… آمين آمين يا الله آمين..
    Asc wr wb, after greeting thanks Mudane, Aqoonyahan, Ugaas sheikh, c/qadir Sheikh Ahmed, runtii waxaad mudantahay sharaf iyo qadarin Gooni ah, taasna ma aha mid qarsoon ama aqoonsi gaar ah u baahan waaxaaaasa rajeyneynaa in baaqaadu uu noqodo mid soo Af jaro khilaaafka ka Aloosan bartamaha Gobolka Hiiraaaan iyo guud Ahaan Somalia…….

  7. قال تعالي:- (( الذين يستمعون القول فيتبعون أحسنه، وأولئك الذين هداهم الله وأولئك هم أولو الألباب))…
    ونسئل الله ان يجعلنا من هؤلا وان يجعل بلادنا أمنا ومستقرا وأيضا سائر بلدان المسلمين… آمين آمين يا الله آمين..
    Asc wr wb, after greeting thanks Mudane, Aqoonyahan, Ugaas sheikh, c/qadir Sheikh Ahmed, runtii waxaad mudantahay sharaf iyo qadarin Gooni ah, taasna ma aha mid qarsoon ama aqoonsi gaar ah u baahan waaxaaaasa rajeyneynaa in baaqaadu uu noqodo mid soo Af jaro khilaaafka ka Aloosan bartamaha Gobolka Hiiraaaan iyo guud Ahaan Somalia…….

  8. Nameless says:

    Warfaaaaaaaa, ninka la yiraah, wareer wadnaha la go’ayoow, war baan ku hayaaaa i maqal……… Anigu Abwan baan Ahoo, ugaaskaan U doodayaa, Arin baan kaaga wadaa i maqal Adeer mcn, axsan Aqoonyahay weeyaan, Alleheey baa Asturayoo, Aflagaadadaada Alla xumaa, Arimihiisa lama galee, Adiga in Aad waalantahay, Adimahana Eebehey ku tiray, Afkaaga waxa ka baxay Bal eeg,

  9. Nameless says:

    Waxa tiri ”Hiiraan cid walbo in ey ka hadasho waa ceeb” ugaaska waa nin Hiiraan ah, sido kale daga Tuulooyinka kamid ah iyo magaalooyinkeed taasna waxan u arka jahli iyo Aqoon daro ku daahsatay, iyo diidis aa diidantahay ka hadlida uu ka hadlay Daganaanta iyo xasiloonida Gobolka, oo aad door bideyso nabad galyo la’aanta kana mid tahay kuwo diidan Xalka iyo hormarka Dalka, tixdan yar bal guddoon mar labaaaaaaaaaaaaaad Warfaaaaaaaa, ninka la yiraah, wareer wadnaha la go’ayoow, war baan ku hayaaaa i maqal……… Anigu Abwan baan Ahoo, ugaaskaan U doodayaa, Arin baan kaaga wadaa i maqal Adeer mcn, axsan Aqoonyahay weeyaan, Alleheey baa Asturayoo, Aflagaadadaada Alla xumaa, Arimihiisa lama galee, Adiga in Aad waalantahay, Adimahana Eebehey ku tiray, Afkaaga waxa ka baxay Bal eeg,

  10. caatiko sheikh says:

    walal marka hore nabadu waa qali nabad lana wax eey nolasha qima leedahay malahan midakale walalo yeeysan ku qaadin caadhifad qabil runti waxa islaha way dhamatay qabilqabilke hirana qabiila badana dago

  11. ibtisaam says:

    sc wr wb akhyaarta kuli waxaan aad ugu faraxsanahay baaqa nabadeed ee uu soo jeediyay ugaas sh. c/qaadir ugaas sh. axmed deer waxaana rajeynaa in eey ajiibaan dhamaan dadka baaqa loo jeediyay ugaskana alaha ka abaal mariyo wanaaga uu la jecelyahay umadiis.

  12. warfaa says:

    ninkan labaxey injineer abdala abdulaziz ee habaartamaayo .sidii gabar oo kale nabee iskumeel ma joogno maahane ilaahii i abuurtey ayaan ku dhaartey maydkada ayaan wasi lahaa ……ar xow yahay geedka laan gaabka ee qumeyga … war maxaad la habaartamee …………….. ragnimadaada xitaa waa ku siin weysey in aad magacaado sooqorto ……..lakiin waa la wada yaqaanaa qofkii soo qorey balmagacaada maad iska sheegatid…

  13. wiil baadicadde says:

    ninka labaxay warfaa waxbadan ayaan ka aamusnay beesha xawaadle ahadaan nahay beelwaynta gugundhabe laakiin hadda inshlaah waan u soo jeesannay sxb waa idin xushmaynay lkn waa fahmi waydeen qabiilka ugu badan hiiraan hadii runta laga hadlana waa gugundhabe oo ah : baadicadde , gaaljecel jajeelle iyo jidle iyo makkane , bal xawaadlow dadkaan maa ka badantahay hadii aa runta sheegtid marka sxb anga ahaan hadaan nahay baadicadde buuloburte iyo jalalaqsi ayaan u badanhay lkn walaalaheen gugundhabe ah ee daga qoraxsinka beledwayne waa ku caawinaynaa dagaalka
    edeb aan kuwada noolaano diidayeen

    tan labaad wa adiga ugaaska caayaayee adigaba intee ku lahaatay gobolka hiiraan dhamaantiis intee kasoo gashaa beelwenta hawiye bal xawaadle meeshuu ku noqday hawiye hala ii sheego

  14. wiil cayr says:

    xawaadlow maxaad ismahadisay maxa waxaa kbir ku gaartay in oday dhaqameed reer hiiraan ah in aad aflagaadaysid oo tiraahdid ma’ahan dadka u dhashay hiiraan waryaa kibirka jooji mise tii 95 tii ayaa kugu dhacaysa walaahi intee hawiye ka soo gashaa waa run intee ka soo gasha haddana waa ka saaraynaa awalba naga ku soo galinay allaha u naxariisto gen.caydiid ninkaas ayaa idiin doodijiray lkn wuu idiin abaalmariye

  15. warfaa waxaa tahay qof aan wax kala ogayn mise qof sheeganayo meel uusan ka imaan hiiraan waan kuwada dhalanay gaar ahaan b/weyne xaqiiqdana waan ognahay ma waxaad leedahay ugaas danta reer hiiraan kama hadli karo.midda kale hiiraan waa ay kala qaybsantahay xittaa waxaan kuu sheegaa b/weyne mala socotaa qadka cagaaran ama kashmiir buunta liiqliiqato in uu yahay xaduuda inoo dhaxayso sidaas oo kale ayey hiiraan wada tahay haddii aan nahay gugundhabe anaga ayaa hiiraan ka talinayno haddii warkaada badato sheekadii cabdi garuun ayaa dib usoo noqonayso oo aadadigana u taqaanaan bishaaro gugundhabe waad fahantay ayaan filaa point aan kaala hadlaayo

  16. Diinle says:

    aad iyo aad ayuu u mahadsanyahay ugaas cabduqaadir baaqa nabadeed oo u diray reer hiiraan lkn waxaan la yaabanahay ninkaan la dhahaa warfaa nabii kulahaa waa itaqaanaa aniga aqoon iiguma kaa laabno waxaan ahay iyo waxaan gudo nin khatar ah iska dhigee 2004 dib usoo xasuuso meeydkaada ka soo carartay xaa idinku fuleeynimo aheee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. Asc wr wb wan edin salamay dhaman walalaha reer hiiraan waxan halkan oka mahad celina ugas c/khadir ugas ahmed wana ku faraxsanahay bakhadi wanagsana tankala ninka layirahdo warfa xalada hiran lamasacotid waxad ledahay ugaskas uma dhalanin hiran lakin tarikhda hiran qofkasta wu lasocda hiran cidlaga xigo majiro tankala warfaa waxan ku sheki in magalada baladweyne ee tahay magaalo Aan anaka xukuno amar kena aya sacona e lasaco majiro xawadle xawaadle ana u wayn iyo ana xoogbadan tankala miyad hilmantay qaxotiki adkujirtayn anu inku haynay maysha layirahdo kalabeer waxay ilatahay carurta iyo hawenka ilalshada xawadlow yana laidin wasin hiran wa tuulo amarkayna kasaconayo hadi kala warfa qaxotiki aya laidinku xarayni. inati bidha, inee badham aqalaw takankhakh !

  18. bushra says:

    as wr wb waxaan aad iyo ukumahadcelinayaa Ugaas cabdulqaadir Ugaas sheekh Axmed deer kaalinta qaaliga ah ee uu kaqaadanaayo nabadkusoocelenta soomaaliya waxaana rajeynayaa inlawada aqbalo baaqaas oo u soojeediyay dhamaan beelaha wada dago Gobalka Hiiraan wana leeyahay nabadu waa sheyqaaliah nabad la’an waa nolol la;an ee allah hanoo barakeeyo Ugaaska nakuna anfaco baaqaas iyo ducadaas.

  19. bushra says:

    aad ayuu umahadsanyahay ugaas cabdulqaadir ugaas sheekh axmed deer baaqaas uu udiray beelaha dago gobolka hiiraan waana in loohogaansamaa baaqaas loodiray

  20. hiran girl says:

    warfaa waxaad tahay geesi geesi dhaley runta sida aad u sheegtey ..waa mid la idinku yaqaano dadnimadana isir baa u leedahay….. tankale dadkaan meesha wax kusoo qor qoraayo waad aragteen doraad in aadan hiiraan wax ka aheyn .. dooxada shabeele oo haysta 15% taageerada xawaadle ayaa xaafadaan howlwadaag b/weyne niman alshaab taageersan oo shaar qabiil loo soogaliyey ayaa lagu laayey …….. taas ayaa idin daliila ah in aysan hiiraan inta uu xawaadle joogo aysan cid kale ka hadlikarin…………waxba yaanan ku dheeraan ……..hiiraan viva viva xawaadle

  21. sc dhamaan
    waxaan aad iyo aad usoo dhaweynayaa baaqa uu noo soo jeediyay ugaaska ugaas sh c/qaadir ugaas sh.axmed deer, waxaan aad ula yaabanahay dadka caayda sharafta moodayo iyaga oo ku faanaya lahaansho gobol umado ka dhexeya sideedana caayda iyo aflagaadada ma ahan sifo lagu yaqaan dadka wanaagsan ee waa nooc eey adeegsadaan dadka aan isku kalsooneyn ninki isku kalsoon ra,yigiisa wuu u dhiiban karaa isaga oo aan cidna dhaawacina ama caaytamin waadna mahadsantihiin.

  22. gabdhaan hiiraan girl soo qaadatay howlwadaag yaa lagu laayay taasi way cadahay biliqo boob dad usocday oo xaaji quuraaw aktiisa daadsan aya ay shaashadaha soo qabteen marka ithoopiyanka miyaa isku halaynaysiin marka anaga haddii aan xanaaqno gugundhabe waad taqaantaan naag ayaa nin udilnaa marka inta aan sii jeedno ha arkina midda kale dooxada shabelle 70% waa jijeele oo gugundhabe ah oo ciil uu qabo alshabab dartiisa u galay taasna waa la xalinaa ileen anagaa isku ah gugundhabe ithoopiyanka ha baxo waa kaas hadii dooxada shabelle ay sii joogto markaas ayaa la ogaanaa awooda xawaadle

  23. jamal says:

    yana loo jawabin inanta la magac baxday hiiran girl waa dumar dumarna waa ceyb in wax yabaha qaar lagala hadlo ama loo jawabo ileen waa iska dumaree …inantay howshan waa u taal waa rag dumarna iney qabiil ka hadlaan kuma qorxoono.

  24. iqra says:

    warfa tug tug dhalay awlba xawadle walagu yaqinay tuganimade hiiran adiga ma iskuli hiiran anigale ankamaqlo hadan afka kawasine nacaladyahay tugadah xawad tuuganimo ad tariqkuledahay hiirane adiga ku xaray waxane nagu balan ah inan ka tirtira shacabkane reer hiiran way katashten tuugayahow

  25. waa ku salaamay ugaas sheikh Abdulkadir Ugaas Sheikh Ahmed der , mida xigta waxaan halkaan si baacsi ah kaaga dhiciniyaa warfaa oo aflagaado kuu geestay adiga, eyga doofaarka wecelka o waliba nasab dhiman iyo asal iyo faracba u liito oo israel ka soo jeedoo yuhuudka eh, intaa aan gabayga u guda galin, aan iskin baro, magaca waa khalid qoyska reer aadan cadde ee beesha udeejeen, joogo magaalada minnesota ee carliga America..wuey isku dayeen beesha Xawaaladle in ey dilaan awowgey madaxweyne Aden Abdulle osman Aden Ade… taariikhda waa lawada xusuustaa waa qabiil aan Abti u nahay wana caasi waalidiin…nin abtigii deyni waayay cid kale ayaanba ka nabad galeyn….waxna yaan hadkla ku dheeraan iga guddoon gabayga :—-

    1. � warfaa hadalka ciifaha leh iyo cudurka kaa muuqda
    2. � Col abaabulkiyo duul isjecel gabal cambaareynta
    3. � Caraadada qabiilkiyo wax tagey dib u cusbooneynta
    4. � Maqrib cuba cadceed sii dhecee celitinkeed maaga
    5. � Diincaayga cadow faanis kiyo hadal cawaaneedka
    6. � Cibaareynta aad kala hortimid culuma owdiinka
    7. � Waa caariyaad iyo xumaan laga coroodaaye
    8. � Waa cambaar in laga faano mudan caayga kaa yimide
    9. � Waa caana qaansiir warkaad curisay wiiloowe
    10. � Waa calaaluggii boobku waday ciida gaaladaye
    11. � Oon ceynkastaba uga duwneyn ciga dameeraade
    12. � Laakiin cadaab aaqiraa lagu carbuun taaye
    13. � Waa cilmaaniyadi lagu yaqiin caasi iyo buushe
    14. � Waa codkii sanaawiya tegree camaladeediiye
    15. � Sida dhagaxyo duul caabudoon caadil garaneynin
    16. � Ama gaal caddihi shuucigoo cayi jiray diinta
    17. � Wayla ceeb wadaadda in aad carunku seydhaaye
    18. � Aqligaadu wali kama fogaan laba cabaaroode
    19. � Caga dhigo warfaa xaqaa kaa cadceed sadaye
    20. � Cawar lama galshoo gabayga waa la casriyeeyeeye
    21. � Cagsi waxaw ku yahay beydadkaa lagu cadeeyeeye
    22. � Cirka lama ogaan karo halkuu ciidda kaga yaale
    23. � Waxaw caadilkeykaa ogyahay lama curraafyeeysto
    24. � Cajal laguma shubo qowl jariba cara illaaheeye
    25. � Cosob iyo naq adigoo degiyo caaradiyo rayska
    26. � Alla gacanta loo gama codsado caga gubjiilaale
    27. � War carquba xunkeenaa jiriyo ceeb hurgumo weyne
    28. � Cuqdad beena lama kala dhexdhigo cida wallaalaahe
    29. � Cataaw laysma dhoho manta waa ciirtay xaajaduye
    30. � Carabkaaga waa laga dadbaa hadal colaadeede
    31. � Ciifa laga tag oo waysduntaan cadadki soomaale
    32. � Isi soo ceshade shalay hadey kala coroodeene
    33. � Cabsida alle iyo diinta baa laysku caawimaye
    34. � Camal yari haduu kala dhex galay ways cafinayaane
    35. � Caaqibadu halkey saran tahay wey cabirayaane
    36. � Cadow gooda iyo wey ajeli ciid ka haystahaye
    37. � Nacabkey isaga celinayaan cududa hoodiiye
    38. � Calan koo jigjiga laga mudey calafsan doonaane
    39. � Aduguna cariish laga gud baad cudur la jiiftaaye
    40. � Aqligaagu wali kama fogaan laba cabaaroode
    41. � Caga dhiga warfaa xaqaa kaa cadceed sadaye
    waryaaaaaaa wax garo oo caga dhigo haddii kale.. kala beer iyo jawiil ayaa kuu fadhinaa.. MUDULOOD NA waa nahay..

  26. shacni…. cumar…Engineer Abdalla….Abwaan Nameless….caatiko sheikh….ibtisaaam… wiil baadi cadde …. wiil cayr….wiil baadi cade…..beledweyne -boy…..diinle……salaaxhaashim@hotmail.com…….bushra… gabar reer hiiraan ah…… jamaal…… iqra … iyo dhammaan owl wadeenada yucub website thanks….. nabadgalyo….

  27. iqra says:

    udeejeen ugas wan kusalamay ujejen wa qabiilakiliyo somalia qabyalada kafugade wan ku habalyeyay ina abti

Leave a Reply