Home » January, 2012 Entries posted on “January, 2012”

Dowlada dalka Holand oo mamnuucdey khaadka iyo indhashareerka

Dowlada dalka Holand oo mamnuucdey khaadka iyo indhashareerka

Dowlada dalka Holland ayaa waxaa la sheegay inay isku raacday   in dalkaas Holland laga mamnuuco qaadashada Indhoshareerka iyadoona wixii hada ka dambeeyo uu qaadashada xijaabka  ama indhashareerku uu noqon doono dambi oo haweenka  ku labisana ay muteysan doonaan ganaax lacageed laakiin booliiska dalka Holland ayaa waxay sheegeen inaysan            ahay arintaas mid waqti lagu dhumiyo maadaama ay [...]

January 29 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo si weyn loogu soo dhoweeyey dalka Sweden qudbad qiiro lehna u jeediyey dad fara badan oo soomali ah

Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo si weyn loogu soo dhoweeyey dalka Sweden  qudbad qiiro lehna u jeediyey dad fara badan oo soomali ah

Sabti, January 28, 2012(Yucubka,net): London - Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta wuxuu la hadlay Dadweyne aad u faro badan oo isugu yimid shir ka dhacay Magaalada Stockholm ee dalka Sweden. Ra’iisal Wasaare Farmaajo oo 26-kii bishan soo gaaray Magaalada Stockholm ee dalka Sweden ayaa wuxuu Sweden ku tegay casuumaad ka [...]

January 29 2012 | Posted in Wararka | Read More »

War deg deg ah agaasimihii Idaacada shabeele oo goor dhow lagu diley gurigiisa

War deg deg ah agaasimihii Idaacada shabeele oo goor dhow lagu diley gurigiisa

  Sabti  28 Jan (Yucubka.net) Agaasimihii Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho Xasan Fantastic ayaa goor dhow lagu dilay Magaalada Muqdisho. Lama oga Cidda Rasmiga ah ee dishay Wariyahaan, hase yeeshee Wararka qaar ayaa sheegaaya in ay toogteen 2 nin oo bastoolado ku hubeysan. Fantastiko ayaa madax ka ahaa idaacada mudo ku dhow laba sano, warar [...]

January 28 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisul wasaaraha ethiopia Meless zinawi oo sheegey in ciidamadiisu kala bixi doono gobolka hiiraan marka ay Amoson ciidamadeeda yimaadaa xilkana ku wareejin doono

Ra’iisul wasaaraha ethiopia Meless zinawi oo sheegey in ciidamadiisu kala bixi doono gobolka hiiraan marka ay Amoson ciidamadeeda yimaadaa xilkana ku wareejin doono

Sabti, Jannaayo 28, 2012 (Yucubka.net) −london- Ra’isul wasaaraha, Itoobiya Meles Zenawi ayaa sheegay inuu ciidamadiisa kala bixi doono Soomaaliya, marka kuwa Midowga Afrika ay soo gaaraan meelaha haatan ciidamada Itoobiya ay gacanta ku hayaan. “Waxaan rajeynayaa in ay ciidamada Amisom [midowga Afrika] awoodi doonaan in ay yimaadaan meelaha aan joogno in inta aanan ka bixin,” [...]

January 28 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo isku raacay in Tallaabo laga qaado cid walba oo ka hortimaadda Heshiiskii Kampala iyo xildhibaano ka soo horjeestey

Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo isku raacay in Tallaabo laga qaado cid walba oo ka hortimaadda Heshiiskii Kampala iyo xildhibaano ka soo horjeestey

Sabti, Jannaayo 28, 2012 (Yucubka.net) −  muqdishu -Kulan madaxda urur goboleedka IGAD ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa waxay iskula garteen in tallaabo laga qaado cid walba oo ka hortimaadda heshiiskii Kampala, Roadmap-ka iyo weliba heshiiskii Garoowe lagu gaaray. Xubnaha kulankan goobjoogga ka ahaa ayaa waxaa ka mid ahaa madaxweynaha [...]

January 28 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Turkiga oo muujiyay daacadnimadiisa ku aaddan in shacabka Soomaaliyeed ay noqdaan kuwo isku filan

Turkiga oo muujiyay daacadnimadiisa ku aaddan in shacabka Soomaaliyeed ay noqdaan kuwo isku filan

London (Yucubka.net) Dowladda Turkiga oo ka mid ah dowladaha u soo gurmaday Soomaalida kaddib abaarihii ku dhuftay Soomaaliya ayaa u muuqata inay tahay dowladda keliya ee muujisay inay wax ka qabato Soomaaliya, sida gargaarka bani’aadamnimo iyo la dagaalanka burcadbadeedda. Baarlamaanka Turkiga ayaa isku raacay Arbacadii lasoo dhaafay inay kasii mid noqdaan howlgallada NATO ee lagula dagaalamayo [...]

January 27 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisul wasaaraha DKMG ah ee Soomaaliya oo kormeeray qaybihii gubtay ee Suuqa degmada Xamar-Weyne

Ra’iisul wasaaraha DKMG ah ee Soomaaliya oo kormeeray qaybihii gubtay ee Suuqa degmada Xamar-Weyne

Mogadisho (Yucubka.net) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa saaka soo kormeeray qaybihii xalay gubtay ee suuqa degmada Xamar-weyne, waxaana isaga iyo wafdigiisu ay tageen dhammaan xarumihii ganacsi ee uu dabku baabi’iyay. Kormeerka ayaa waxaa ku wehlinayay ra’iisul wasaaraha wasiirka warfaafinta, C/qaadir Jaahweyn, taliyaha booliska Jen. Shariif Sheekhunaa Maye, taliyaha xoogga Jen. C/qaadir Sheekh [...]

January 26 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Maxaad kala socotaa maanta oo ku beegan maalintii ay Qaranimada Soomaaliyeed bur burtay uuna biloowday Halaaga Dagaalada sedbadsiga iyo boobka ilaa hadana socda

Maxaad kala socotaa maanta oo ku beegan maalintii ay Qaranimada Soomaaliyeed bur burtay uuna biloowday Halaaga Dagaalada  sedbadsiga iyo boobka ilaa hadana socda

khamiis,26th jan, (yucubka.net) London Maanta  oo ku beegan 26-ka bisha Janaayo sanadka 2012 waa Sanad-guuradii 21-aad ee ka soo wareegtay maalintii magaalada Muqdisho laga saaray Xukuumadii Kacaanka Soomaaliyeed ee Dawladii  Marxuum Maxamed Siyaad Barre. Shacabka Soomaaliyeed oo riditaankii xilgaas ee Xukaamadii   Marxuum Maxamed Siyaad Barre Allaha u naxariiste ku      faraxsanaa ayaa xaalku wuxuu isu bedeley mid ka duwan [...]

January 26 2012 | Posted in Wararka | Read More »

faah faahin dheeraad oo ka soo baxeysa dab xaley fiidkii ka dhacey suuqa x/wene iyo dabdamis lakeeney maalmo ka hor oo si weyn ugu qaybqaatey

faah faahin dheeraad oo ka soo baxeysa dab xaley fiidkii ka dhacey suuqa x/wene iyo dabdamis lakeeney maalmo ka hor oo si weyn ugu qaybqaatey

Waxaa soo baxaya faafhaahin ku saabsan  qasaaraha ka dhashay dab muddo saacado ah socday  oo xalay maqribnimadii ka bilowday qeybo ka mid  ah suuq weynaha degmada X/weyne ee gobolka Banaadir  oo mudooyinkan ahaa mid si weyn u soo camirmayey. Dabkaasi oo ilaa hadda aan la ogeyn sababaha dhaliyey ayaa xalay salaadii maqrib ka dib waxaa la arkay [...]

January 26 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Xarakada Al-Shabaab oo sheegtay in xafiiska UNPOS ay ka furatay magaalada Muqdisho uu sii fogeynayo colaada Somalia

Xarakada Al-Shabaab oo sheegtay in xafiiska UNPOS ay ka furatay magaalada Muqdisho uu sii fogeynayo colaada Somalia

Muqdisho  (yucubka.net) Xarakada Shabaab ayaa sheegtay in xafiiska siyaasada qaramada Midoobay ee Somalia UNPOS ee soo degay magaalada  Muqdisho inuu sii fogeynayo colaada Soomaaliya ka taagan, ka dib war saxafadeed arintaas looga hadlay  oo ay soo saareen , warbaahintana loo qeybiyey. “Furitaanka xafiiska UNPOS ee magaalada Muqdisho  waa mid lagu kala dilayo shacabka muslim Soomaaliyeed,     UNPOS [...]

January 26 2012 | Posted in Wararka | Read More »