Tlaado,, Jan,, 31 -(Yucuka) Beledweyne -Wararka goor dhow aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maamul halkaasi maanta lagaga dhawaaqi lahaa uu dib u dhac ku yimid. Maamulka oo lagu waday in Dowlada Soomaaliyeed kaga dhawaaqdo Baladweyne ayaa la soo sheegayaa in dib dib loo dhige ka dib markii ay ka [...]
Masuuliyinta maamul qabiileedka dooxada Shabelle oo ku gacan seyray maamul dowlada Somalia saacadaha soo socda kaga dhawaaqeyso B/weyne
Isniin 30 Jan- ( Yucubka.net) -Maamulka qabyaalada ku dhisan ee dooxada Shabelle ayaa si cad uga soo horjeestay maamul dowlada KMG Somalia la filayo iney u sameya gobolka Hiiraan kaasoo qorshihiisa ay wadan wasiiro iyo xildhibaano ka soo jeeda gobolkaas oo maalmahanba arimahaas u joogay magaalada B/weyne. .Madaxweyne beeleedka maamulka Dooxada Shabelle C/fitaax Xasan Afrax ayaa [...]
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdi weli oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Talyaaniga la kulmay, booqdayna Safaaradda Soomaaliya
Isniin, Jannaayo 30, 2012 (Yucubka) −Roma.-Italy- Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Dr C/weli Maxamed Cali oo socdaal ku jooga dalka Talyaaniga, ayaa booqday xafiiska safaaradda Soomaalida ee Roma, kulanna la yeeshay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas. Dr C/weli ayaa ka helay casuumad rasmi ah ra’iisul wasaaraha Talyaaniga Mario Monti. Safiirka Soomaaliya ee Talyaaniga Nuur Xasan [...]
Xarakad Ashabaab oo ee gobolka gedo oo soo saartey amar iyo bandoow xikiga habeenkii
Isniin, Jannaayo 30, 2012 (Yucubka) − muqdisjo- xarakada mujaahidiinta Alshabaab ee magaalada Baardheere ayaa waxa kamid ah in aan Sigaarka lagu dhex cabi karin gudaha magaalada, in dhalinyaradu aysan marnaba jaran karin foodda iyo waliba bandow lagu soo rogay magaalada xilliyada dambe ee habeenkii. Taliyaha amniga maamulka Alshabaab ee magaalada Baardheere Xudeyfa Max’uud C/laahi ayaa ugu [...]
Kenya oo sheegtay in Saraakiil sarsare looga dilay dagaalladii ay mujaahidiinta Al-shabaab kula galeen gudaha Soomaaliya
Isniin, Jannaayo 30, 2012 (Yucubka) − Nairobi- Milateriga Kenya ayaa sheegay in laba sarkaal oo sarsare looga dilay dagaalladii ay Al-shabaab kula galeen gudaha dalka Soomaaliya, iyagoo aan sheegin tirada askarta uga dhintay dagaalladaas. Afhayeenka Milateriga Kenya, Col. Cyrus Oguna ayaa ku sheegay warbixintiisa todobaadlaha ah in labada sarkaal ay ahaayeen kuwo sarsare oo hoggaaminayay weerarka [...]
Amisom oo si addag u cabaareysey dilkii loo getstey warye fantastiko
Isniin, Jannaayo 30, 2012 (Yucubka.net) − mudisho -Ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan Muqdisho ayaa cambaareeyay dilkii wariye Xasan Fantaastik oo habeen hore dhacay waxayna ku tilmaameen weerar naxdin leh, iyadoo maamulka degmada Wadajir uu sheegay inay gacanta kusoo dhigeen afar ruux oo looga shakisan yahay dilka wariyaha. Warsaxaafadeed kasoo baxay AMISOM ayaa [...]
Wariye Fantaastik oo lagu aasay Duleedka Muqdisho iyo Madaxweyne Shiikh Shariif oo cambaareeyay dilkiisa
Axad, Jannaayo 29, 2012 (Yucubka.net) − Muqdisho -Wariye Cismaan Xasan Cabdi (Fantaastik) oo xalay dabley hubeysani ay ku dileen xaafadda Jiiro-maskiin ee degmada Wadajir ayaa maanta lagu aasay deegaanka Jasiira ee duleedka Muqdisho, iyadoo dilkiisa uu si adag u cambaareeyay madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Aaska Marxuum Fantaastik ayaa waxaa ka qaybgalay wariyeyaal badan [...]
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan oo saaka bam gacmeed lagu weerarey
Axad 29-Jan-Hiiraan-Qarax xoogan ayaa saaka waxaa uu ka dhacay magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan kaasoo lala beegsaday gaari ay wateen ciidamo Itoobiyaan ah oo marayey xaafad lagu magacaabo xaawo taako oo ku taala bariga magaaladaas sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaaladaas. Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in qaraxan oo ahaa mid loo adeegsaday [...]
Ergayga Midowga Afrika oo dadaal ugu jira sidii uu ku dhexdhexaadin lahaa Xildhibananada Baarlamaanka Somalia kuna qanciyo inay taageeraan go’aankii kambala
Axad, Jannaayo 29, 2012 (Yucubka.net) − Ergayga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya John Jerry Rawlings horayna u ahaa madaxweynihii Gaana ayaa sheegay inuu ka shaqeynayo sidii uu u xallin lahaa khilaafka u dhexeeya xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo laba garab u kala jaban. Mr. Rawlings oo booqasho hal maalin ah ku tagay Muqdisho Arbacadii lasoo dhaafay [...]
Dagaal laysku adeegadey hubka noocyadiisa kala duwan oo ka dhacey muqdisho habeenkii xaley
Axad 29-Jan (Yucubka.net) Muqdisho Dagaalo iyo duqeymo culus ayaa xalay waxay ka dhaceen qeybo ka mid ah degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir kaasoo dhexmaray ciidamada dowlada KMG Somalia iyo AMISOM oo dhinac ka soo wada jeeda iyo dagaalyahano ka tirsan Xarakada AlshabaabDagaalkan oo ahaa mid si goos goos ah u dhacayey muddo saacado ah ayaa [...]

