Home » December, 2011 Entries posted on “December, 2011”

Mudanayaasha Baarlamaanka Somalia oo gacan-ka-hadal uu ku dhexmaray xarunta Golaha Shacabka

Mudanayaasha Baarlamaanka Somalia oo gacan-ka-hadal uu ku dhexmaray xarunta Golaha Shacabka

Mogadisho (Yucubka.net)Xildhibaanno kala taageersan guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan iyo xubno kasoo horjeeda oo sheegay inay xilka ka qaadeen ayuu maanta gacan ka hadal ku dhexmaray xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Gacan ka hadalka ayaa waxay dhaawacyo fudud kasoo gaareen dhowr mudane oo ka tirsan baarlamaanka, waxaana uu gacan ka hadalku yimid markii la isku [...]

December 14 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Mowqifka madaxweyne shariif ee ku aadan xilka ka qaadista shariif xasan (War-saxaafadeed)?

Mowqifka madaxweyne shariif ee ku aadan xilka ka qaadista shariif xasan (War-saxaafadeed)?

Mogadisho (Yucubka.net) Sida lawada ogyahay, waxaa maalmahan socday shirar iyo kulamo ay wadeen xubno ka mid ah Baarlamaanka Federaalka KMG ah kuwaasoo waday mooshin lid ku ah Guddoomiyaha Baarlamaanka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed, wuxuu maalmahan ku mashquulsanaa kulamo xal loogu raadinayo khilaafaadka kuwaas oo meel fiican soo gaaray. Haddaba, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, [...]

December 14 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Mudanayaal ku shiray Magaalada Muqdisho oo sheegay inay xilkii ka qaadeen Guddoomiyaha Baarlamaanka

Mudanayaal ku shiray Magaalada Muqdisho oo sheegay inay xilkii ka qaadeen Guddoomiyaha Baarlamaanka

Mudanayaal ku shiray Magaalada Muqdisho oo sheegay inay xilkii ka qaadeen Guddoomiyaha Baarlamaanka    (Yucubka.net) Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeesha xarunta golaha shacabka ee Muqdisho ayaa sheegay inay ka qaadeen xilkii guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan, iyagoo sheegay inay shir guddoon cusub u doorteen xildhibaan Madoobe Nuunow Maxamed, [...]

December 13 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Jen. Indhacadde oo dhalinyarada ka soo goostay Al-Shabaab ku eedeeyey qaraxyada Muqdisho ka dhacaya iyo DKMG Somalia oo beenisay

Jen. Indhacadde oo dhalinyarada ka soo goostay Al-Shabaab ku eedeeyey qaraxyada Muqdisho ka dhacaya iyo DKMG Somalia oo beenisay

Mogadisho (Yucubka.net) Jen Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade oo ka mid saraakiisha  ciidamada dowlada KMG Somalia hase ahatee aan hadda shaqeynin ayaa ku eedeeyey dhalinyarada ka soo goosat  Al-Shabaab ee isku soo dhiiba dowlada KMG Somalia iney ka dambeeyaan qaraxyada ku soo batay mudooyinkan magaalada Muqdisho ee qasaaraha badan u geystay ciidamada dowlada KMG ah iyo dad [...]

December 6 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Baabuur waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay oo ku qarxay Isgoyska KM-4 ee Magaalada Muqdisho

Baabuur waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay oo ku qarxay Isgoyska KM-4 ee Magaalada Muqdisho

Mogadisho (Yucubka.net) ugu yaraan saddex qof oo mid ka mid ah uu ahaa askari ka tirsan ciidamada DKMG ayaa ku dhintay gaari ay waxyaabaha qarxa ka buuxeen oo ku qarxay isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay tiro intaas ka badan oo ay ku jiraan askarta dowladda. Saddex qof ee dhintay ayaa [...]

December 6 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in diyaar u yihiin inay wadahadal la furaan Xarakada Al-shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in diyaar u yihiin inay wadahadal la furaan Xarakada Al-shabaab

Mogadisho (Yucubka.net) Ra’iisul waasaraha Soomaaliya, Dr Cabdiweli Maxamed Cali oo wareysi siiyay Telefishinka Al-jazeera ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay wadahadallo nabadeed la furaan Xarakada Al-shabaab, balse wuxuu ku daray hadalkiisa in Al-shabaab aysan doonayn wax wadahadal. “Nabad ma heli kartid adigoo dagaalamaya, qof walba waa inuu taas fahmaa, innagu waan fahamsannahay taas, sidaad [...]

December 5 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Itoobiya

Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Itoobiya

Mogadsiho (Yucubka.net) Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta ka dhoofay Muqdisho iyagoo aaday magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, iyadoo la sheegay in booqashadan ay hal maalin qaadanayso. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah wasiirka warfaafinta, Cabdulqaadir Maxamed Xuseen, taliyaha ciidmada xoogga dalka Soomaaliyeed C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo [...]

December 5 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Xildhibaanno kasoo horjeeda Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho

Xildhibaanno kasoo horjeeda Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho

Mogadisho (Yucubka.net) Xildhibaanno kasoo horjeeda guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxay kulan ku yeesheen Hotel Weheliye oo ku yaalla Muqdisho, kuwaasoo sheegay inay ka doodeen sidii xilka looga qaadi lahaa guddoomiyaha baarlamaanka. Mudanayaashan oo tiradooda ku sheegay 200 xubnood ayaa waxay qaarkood u sheegeen saxaafadda in kulankooda ay uga hadleen warqado ashtako ah oo ay [...]

December 3 2011 | Posted in Wararka | Read More »