Home » November, 2011 Entries posted on “November, 2011”

Xarakada Al-shabaab oo 16 hay’ado Samofal ah ka joojiyay shaqooyinkii ay ka hayeen gobollada ay ka taliso

Xarakada Al-shabaab oo 16 hay’ado Samofal ah ka joojiyay shaqooyinkii ay ka hayeen gobollada ay ka taliso

Mogadisho (Yucubka.net) Xarakada Al-shabaab oo ka talisa gobollo badan oo Soomaaliya ku yaalla ayaa maanta ka joojisay 16 hay’adood oo kuwa gargaarka ah shaqooyinkii ay ka hayeen gobollada ay ka taliyaan, sida lagu sheegay war ay saxaafadda ugu talogaleen oo Isniinta maanta ah ay soo saareen. Warsaxaafadka oo kasoo baxay xafiiska xafiiska la socodka haya’daha [...]

November 28 2011 | Posted in Wararka | Read More »

MADAXWEYNE SHEEKH SHARIIF: “Madaxda Itoobiya way diideen inay ciidamadooda u soo diraan Soomaaliya”

MADAXWEYNE SHEEKH SHARIIF: “Madaxda Itoobiya way diideen inay ciidamadooda u soo diraan Soomaaliya”

Mogadisho (Yucubka.net) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Itoobiya aysan doonayn in ciidamadeeda ay soo geliso gudaha Soomaaliya, sidoo kale wuxuu sheegay in ciidamada AMISOM la soo kordhinayo tiradooda ayna ka howgeli doonaan gobollada dalka qaarkood. Sheekh Shariif, ayaa hadalkan ka sheegay kulan dood-wadaag ah oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda cilmi-baarista [...]

November 28 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga oo xalay Casho Sharaf loogu sameeyay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga oo xalay Casho Sharaf loogu sameeyay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)

Mogadisho (yucubka.net)  Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo ra’iisul wasaarihiisa, C/weli Maxamed Cali ayaa xalay casho sharaf soo dhaweyn ah ugu sameeyay madaxtooyada Soomaaliya ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga, Bekir Bozdag “Waxaan ka mahadcelinaynaa kaalmada ay mar walba nala garab taagan yihiin xukuumadda iyo shacabka dalka Turkiga, mar walbana way nala joogaan wayna [...]

November 27 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Kulan looga hadlayo waxyaabihii ka qabsoomay hirgelinta qodobadii heshiiskii Road-mapka oo maanta lagu qabtay Muqdisho

Kulan looga hadlayo waxyaabihii ka qabsoomay hirgelinta qodobadii heshiiskii Road-mapka oo maanta lagu qabtay Muqdisho

Mogadisho (Yucubka.net) Xarunta dhexe ee taliska ciidamada AMISOM oo ku taala Ex-dugsigii tababarka ciidamada Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka furmay kulan ay soo qaban qaabisay QM oo ay ka qeyb galeen dhinacyada Soomaalida masuuliyiin kala meteleysay iyo wakiilka QM u qaabilsan Somalia Agustino Mahiga oo shirkaas gudoominayey.   Shirkan ayaa waxaa ka [...]

November 26 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo saldhigyo booqday, kuna baaqay in barakacayaasha laga saaro Muqdisho

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo saldhigyo booqday, kuna baaqay in barakacayaasha laga saaro Muqdisho

 Ra’iisul wasaaraha DKMG ah Soomaaliya, Dr C/weli Maxamed Cali oo maanta socod ku maray xaafado ka tirsan Muqdisho ayaa ku baaqay in barakacayaasha laga raro magaalada, isagoo sidoo kale sheegay in ciidamada booliiska la siinayo mushaaraadkooda. Goobaha uu ra’iisul wasaaruhu booqday ayaa waxaa ka mid ah, saldhigga degmada Hodan, tarabuunka, isgoyska KM4, iskool bulusiyo iyo [...]

November 22 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ugu yaraan 8 ruux ay ku geeriyootay qarax ka dhacay degmada Wadajir,

Ugu yaraan 8 ruux ay ku geeriyootay qarax ka dhacay degmada Wadajir,

Mogadisho (Yucubka.net) Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banbaadir. 8 ruux ayaa ku geeriyootay 10 kalan wey ku dhaawacmeen qarax miino oo galabta ka dhacay Wado lagu magacaabo Jeyga oo ku taalla degmad Wadajir ee gobolka Banaadir sida ay inoo sheegeen dad goobjoogayaal ah. Qaraxa oo ahaa miinada nooca [...]

November 22 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Dagaal xalay ka dhacay qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Al-shabaab oo guulo ka sheegatay

Dagaal xalay ka dhacay qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Al-shabaab oo guulo ka sheegatay

Mogadisho (Yucubka.net) Dagaal socday muddo saddex saacadood ah oo u dhexeeyay ciidamada DKMG ah oo garab ka helaya AMISOM iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay degmooyinka Huriwaa, Yaaqshiid iyo Kaaraan oo dhamaantood ku yaalla waqooyiga Muqdisho. Xarakada Al-shabaab ayaa dagaalladan guulo ka sheegatay, iyagoo sheegay inay weerareen saldhigyo ay degmooyinkaas kaga sugnaayeen ciidamada DKMG ah [...]

November 21 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Wiilka Qadaafi ee Saif al Islam oo goor dhaweeyd la soo la qabtay

Wiilka Qadaafi ee Saif al Islam oo goor dhaweeyd la soo la qabtay

Egypt (Qaahira) Wiilka uu dhalay marxuunka la dilay ee Col Qadaafi ee Sefal islaami ayaa la qabtay wax yar ka hor sida  uu sheegay Wasiirka cadaaladda, Golaha KMG qaranka ee dalka Libya, Mohammed al-Allagi isagoona sheegay in wax yar ka dib loo soo bandhi doono saxaafada isagoo la haayo waxaana xiligaan la keenay magaalo lagu [...]

November 19 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Uganda oo soo dhaweyay in Dowladda Itoobiya ay qayb ka noqoto dagaalka lagula jiro Al-shabaab

Madaxweynaha Uganda oo soo dhaweyay in Dowladda Itoobiya ay qayb ka noqoto dagaalka lagula jiro Al-shabaab

Mogadisho (Yucubka.net) Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni ayaa sheegay inuu si gaar ah u soo dhaweynayo in ciidamada Itoobiya ay galaan mar kale Soomaaliya si ay qayb uga noqdaan howgallada lagula dagaalamayo Xarakada Al-shabaab. Mr. Museveni ayaa hadalkan ku sheegay Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiskiisa Kampala oo ay baahisay warbahainta dalkaas, isagoo intaa ku daray in [...]

November 19 2011 | Posted in Wararka | Read More »

War deg deg ah: Ciidamo Itoobiyaan ah oo wata dayuurado dagaal iyo gaadiid gaashaaman ayaa soo gaaray degmada Caabud waaq

War deg deg ah: Ciidamo Itoobiyaan ah oo wata dayuurado dagaal iyo gaadiid gaashaaman ayaa soo gaaray degmada Caabud waaq

Mogadisho (Yucubka.net) Goor dhoweyd oo duhurnimadii maanta ah ayaa ayaa ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah waxay soo gaareen degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud sida ay sheegayaan warar hadda naga soo gaaray degmadaas oo ku soo dhacay warqabadka boggan ee magaalada Muqdisho Dad ku sugan degmada Caabudwaaq ayaa sheegay iney arkeen boqolaal ka tirsan ciidamada [...]

November 19 2011 | Posted in Wararka | Read More »