Madaxa meel ka sareeeyso oo la taabto malaha ,hadana waxaad moodaa in arintaani aay keeni karto xiisad waayo Madaxweeynaha wali lagama maqal isagoo ogolaaday arinkaan soo gelitaanka ciidamada keeynya waxaanu ogeeyn uun in Uu diidadaay soo gelitaanka ciidamada keenya ,koleeytaba wax baa is badelay laakiinse isga ayaanu ka rabnaa in uu Markale Shacabka somaaliyeed hortiisa [...]









