Mogadisho (Yucubka.net) Hay’adda Kimse Yok Mu oo ka mid ah hay’adaha samofalka ee dalka Turkiga ayaa 309-arday oo Soomaali ah isuguna jira heerarka dhexe iyo kuwa sare ee waxbarashada waxay geysay dalka Turkiga si ay wax u helaan waxbarasho tayo leh. Ardaydaan oo Muqdisho ka dhoofay habeen hore ayaa shalay oo Arbaco ahayd ka dagay [...]









