Cairo (Yucubka.net) Alaaahu Akbar Alaaahu Akbar Alaaahu Akbar laa Ilaaaha Ilalaahu alaaahu Akbar walilaahu xamdu”.“Alaaahu akbar kabiiraaa wal xamdi lilaahi ka siiraa Wa subxaana laahi Bukratan Wa asiilaa. waa erayadii ay ku takbiirsanayeen kumanaan muslimiin soomaali ah oo isu soo baxay si u tukadaan salaada ciida magalaada Caasimada u ah Dalka Masar Cairo. Soomaalida [...]










