Home » June, 2011 Entries posted on “June, 2011”

Saraakiil Mareykan ah oo sheegay inay duqeyn ku dhaawaceen xusbno ajnabi ah oo ka tirsan Al-shabaab

Saraakiil Mareykan ah oo sheegay inay duqeyn ku dhaawaceen xusbno ajnabi ah oo ka tirsan Al-shabaab

Mogadisho (Yucubka.net)  Saraakiil Mareykan ah ayaa sheegay in duqeyntii loo geystay saldhig ciidan oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose toddobaadkii hore uu ahaa mid ay ku bar-tilmaameed-sanayeen laba xubnood oo ka tirsan Al-shabaab kuwaasoo ay dhaawaceen. Warkan oo la shaaciyay shalay oo Arbaco ahayd ayaan lagu sheegin in mid ka mid [...]

June 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Uganda oo ka warbixiyay isbadal uu ku sameeyay ciidamadiisa ku sugan dalka Soomaaliya

Madaxweynaha Uganda oo ka warbixiyay isbadal uu ku sameeyay ciidamadiisa ku sugan dalka Soomaaliya

Mogadisho (yucubka.net) Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni oo la hadlayay warbaahinta dalkiisa ayaa sheegay in isbadal lagu sameeyay saraakiisha ciidamada dalkiisa kaga sugan Soomaaliya. Isku-shaandheyntan oo dhacday maanta, ayuu Museveni ku sheegay inay tahay mid ay ku xoojinayaan dagaalka ay kula jiraan Xarrakatul Shabaab. Wuxuuna sheegay in saddex sarkaal oo ka mid ah AMISOM ay [...]

June 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Tahniyad-Aroos Farxad-Leh.

Tahniyad-Aroos Farxad-Leh.

Mogadisho (Yucubka.net) Ehelada iyo Waalidiinta Arooska iyo Aroosada oo Tahniyad farxadeed hawada u soo Marinaya Xiddiga iyo Xiddigta farta iyo faraantiga , faraska iyo gayntiisa Arooska Xuseen sheikh cabdisalaan iyo aroosadda Fartuun maxamed ibraahim Oo ku aqalgalay magaalada mugdisho xaafadda waa bari (V.laberio ) maalintii jimcaha 24.06.2011.  Waxaa tahniyadaan iyo hambalyo diraya  Aabe shiikh cabdisalaan caalin [...]

June 29 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo lagu ansixiyay cod aqlabiyad ah

Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo lagu ansixiyay cod aqlabiyad ah

Mogadisho (Yucubka.net) Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa codka kalsoonida ah siiyay 437-xildhibaa oo ka mid ahaa 443-xildhibaan oo soo xaadiray kulanka codka loogu qaadayay, waxaana diiday afar mudane, halka ay ka aamuseen laba mudane. Ansixinta ra’iisul wasaaraha oo ahayd mid gacan-taag ah ayaa waxaa goobjoog ka ahaa madaxweyne Sheekh [...]

June 29 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo cafis u fidiyay lix nin oo Ajnabi ah, oo ku xirnaa Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya oo cafis u fidiyay lix nin oo Ajnabi ah, oo ku xirnaa Muqdisho.

Nairobi, Kenya- (Yucubka.net) Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa cafis u fidiyay  6 nin oo ajnabi ah oo horay maxakadda gobolka banaadir ay ugu xukuntay xabsi u dhexeeya 10 sano ilaa 15 iyo sano laguna  ganaaxay  lacag gaaraysa $10,000 ilaa iyo $15,000. Afhayeenka dawladda Soomaaliya, C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyay [...]

June 26 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya la guddoonsiiyay billad-sharaf uu ku mutaystay howshii uu qabtay

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya la guddoonsiiyay billad-sharaf uu ku mutaystay howshii uu qabtay

Mogadisho (Yucubka.net)  Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay guddoonsiiyay billad-sharaf ra’iisul wasaarihii la casilay ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo), shahaadadaas oo ka turjumaysay wax-qabadkiisii muddadii yarayd ee uu xilka hayay. Billadda ayaa lagu guddoonsiiyay xafladdii lagu maamuusayay 51-guuradii kasoo wareegtay markii ay xoroobeen gobollada waqooyi ee Soomaaliya, waxaana la sheegay in muddadii uu [...]

June 26 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Diyaarado kuwa qummaatiga u kaca ah oo duqeyn u geystay Kismaayo iyo maamulka degmadaas oo ka hadlay

Diyaarado kuwa qummaatiga u kaca ah oo duqeyn u geystay Kismaayo iyo maamulka degmadaas oo ka hadlay

Kismaayo (Yucubka.ne) Iyadoo xalay fiidkii ay duqeymo ka dhaceen deegaanka Qandalka oo magaalada Kismaayo kaga beegan dhanka koonfureed ee xeebta ayaa waxa arintaasi ka hadlay Maamulka Xarakada Alshabaab ee Degmada Kismaayo. Sheekh Xasan Yacquub Cali Gudoomiyaha Degamda Kismaayo oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in diyaarado dagaal oo uu sheegay in ay leeyihiin dowladaha Mareykanka [...]

June 24 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Falaqeynta Ciyaaraha iyo Todabaadka

Falaqeynta Ciyaaraha iyo Todabaadka

(Yucubka.net London)Kooxda Manchester United ayaa soo iibsatey laacibka hore ee naadiga Stonvilla Ashley Young heshiis kaas oo ugu kacey lacag dhan 17 Million laacibkaan ayaa saxiixey mudo dhan 5 sano inuu kooxda la jogi doono isaga sheegey inuu aad ugu faraxsan yahey in uu y imaado kooxda horyaalka Wadanka Ingiriiska,Young mar la weydiiyey kooxda Manchester [...]

June 24 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Breaking News:C/Wali Maxamed Cali oo loo magacaabey R/Wasaaraha cusub ee Soomaliye

Breaking News:C/Wali Maxamed Cali oo loo magacaabey R/Wasaaraha cusub ee Soomaliye

Mogadisho (Yucubka.net) Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta oo Khamiis ah u magcaabay ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas, kaddib xaflad ka dhacday xarunta madaxtooyada. Ra’iisul wasaare ku xigeenkii hore ee xukuumadda Soomaaliya isla markaana ahaa wasiirkii qorsehynta iyo xiriirkii caalamiga C/weli Maxamed Cali ayaa bedelaya ra’iisul wasaarihii hore ee [...]

June 23 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo xildhibaanno uu la kulmay u sheegay inuu ra’iisul wasaare u magacaabayo C/weli Maxamed Cali

Madaxweynaha Soomaaliya oo xildhibaanno uu la kulmay u sheegay inuu ra’iisul wasaare u magacaabayo C/weli Maxamed Cali

Arbaco, June 22, 2011 (Yucubka.ne) – Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay in ka badan 60-xildhibaan oo kasoo jeeda beesha daarood ayaa u sheegay in xilka ra’iisul wasaare u magacaabayo sii haya xilka C/weli Maxamed Cali Gaas oo horay u ahaa wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee xukuumaddii Farmaajo. [...]

June 22 2011 | Posted in Wararka | Read More »