Home » May, 2011 Entries posted on “May, 2011”

Kooxda Barcelona oo ku guuleysatey koobka Champions League

Kooxda Barcelona oo ku guuleysatey koobka   Champions League

(wararka yucubka.net london)Xidigaha naadiga Barcelona ayaa 3-1 ugu badiyey naadiga Manchester United ciyaartaas oo aheyd kulankii fiinalaha Champions League goolasha kooxda FC Barcelona ayaa waxa u kale dhaliyey xidigaha kale ah Lionel Messi Pedro iyo David Villa.   Kulankaas oo ka dhacey garoonka wembley ayaa waxaa si aad ah u gacan sareyey kooxda Barcelona waana [...]

May 29 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Gudoomiyaha Baarlamanka iyo wakiilka QM ee Somalia oo kulan looga hadlay arimo xasaasi ah ku yeeshay magaaalada Nairobi

Gudoomiyaha Baarlamanka iyo wakiilka QM ee Somalia oo kulan looga hadlay arimo xasaasi ah ku yeeshay magaaalada Nairobi

Nairobi (Yucubka.net)Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo wakiika QM ee arimaha Somalia Danjire mahiga ayaa xalay kulan xasaasi ah oo albaadada loo laabay ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaasoo looga wada hadlay arimo xasaasi ah oo ku saabsan xaalada Somalia iyo shirka golaha amaanku uu ku baaqay in bisha Juun lagu [...]

May 29 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo shirka lagu qabanayo Muqdisho ku tilmaamay mid fursad u ah Soomaaliya

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo shirka lagu qabanayo Muqdisho ku tilmaamay mid fursad u ah Soomaaliya

Mogadisho (Yucubka.net) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa sheegay in shirka lagu qabanayo Muqdisho bisha soo socota uu yahay mid lagu xallinayo khilaafaadka u dhexeeya madaxda DKMG ah, isagoo xusay inuu dan u yahay Soomaalida. Farmaajo ayaa hadalkan ku sheegay wareysi uu xalay siiyay Raadiyo Muqdisho oo ku hadla afka dowladda, isagoo xusay [...]

May 27 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Shacab Koonfur afirkaan ah oo dhac u geystay in ka badan 50-dukaan oo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed

Shacab Koonfur afirkaan ah oo dhac u geystay in ka badan 50-dukaan oo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed

Mogadisho(Yucubka.net) Shacab Koonfur Afrikaan ah ayaa dhacay dukaamo ay la haayeen ganacsato Soomaali ah oo ku yaalla tuulooyin ka baxan magaalooyinka waaweyn ee dalkaas, iyadoo ganacsato fara badan oo kalena ay dukaamadoodii u xireen cabsi lasoo daristay awgeed. C/raxmaan Yuusuf Axmed oo u warramayay wargeys kasoo baxa dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in tiro ka badan [...]

May 27 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Somaliland oo meel faraage ah ku gubtay lacagtii Shillin Soomaaliga ahayd ee laga istimcaali jiray Gobolka Togdheere

Somaliland oo meel faraage ah ku gubtay lacagtii Shillin Soomaaliga ahayd ee laga istimcaali jiray Gobolka Togdheere

Burco (Yucubka.net) Lacagtii shillin Soomaaliga ahayd ee laga isticmaali jiray degmooyinka gobolka Togdheer ee Somaliland oo loo yaqaanno (Giimbaarta) ayaa shalay lagu gubay goob fagaare ah, halkaasoo ay goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiinta bankiga dhexe ee Somaliland. Goob fagaaraha ah ee lagu gubay lacagta ayaa waxay 10-km dhinaca bari ka xigtaa degmada Burco ee xarunta gobolka [...]

May 27 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Madaafiic qasaaro u gaysatay dad rayid ah oo ku dhacday Waaberi

Madaafiic qasaaro u gaysatay dad rayid ah oo ku dhacday Waaberi

                                                          Mogadisho (yucubka.net) Madaafiic xooggan oo qasaaro u gaysatay dad rayid ah ayaa ku dhacday degmada Waabere ee gobolka Banaadir, iyadoo aan la’ogayn ilaa hadda cidda ka dambeysa Madaafiicdaasi dhalisay qasaaraha.  Sida ay dad goobjoogayaal ah ay u xaqiijiyeen Bogan Yucubka 5-ruux ayaa ku geeriyootay 7-kalena way ku dhaawacmeen labo Madfac oo duhurnimadii maanta kusoo dhacday xaafada [...]

May 25 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Somaliland oo Burco ka sheegay in la joojiyay isticmaalkii Shillin Soomaaliga

Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Somaliland oo Burco ka sheegay in la joojiyay isticmaalkii Shillin Soomaaliga

Burco (Yucbka.net)Guddoomiyaha bankiga dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi ayaa  shalay si rasmi ah uga sheegay magaalada Burco in la badalay lacagtii shillin Soomaaliga ahayd (Giinbaarta Burco) oo hore looga isticmaali jiray gobolka Togdheer, iyadoo maamihii u dambeeyay lagu ururinayay lacagtaas bankiga Burco. Guddoomiyhu wuxuu sheegay in lacagtii hore ee gobolka Togdheer laga isticmaali jiray [...]

May 25 2011 | Posted in Wararka | Read More »

SHARIIF XASAN: “Afar shir oo aan la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya wax natiijo ah lagama gaarin”

SHARIIF XASAN: “Afar shir oo aan la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya wax natiijo ah lagama gaarin”

Mogadisho (Yucubka.net) Guddoomiyaha baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo wareysi siiyay BBC-da ayaa sheegay in shirar uu madaxweyaha Soomaaliya Sheekh Shariif la yeeshay si loo qaboojiyo xiisadda u dhexeeya ay ku dhamaadeen natiijo la’aan. Shariif Xasan, ayaa sheegay in isaga iyo madaxweynuhu ay kulmeen afar jeer ayna ka hadleen khilaafka u [...]

May 23 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada AMISOM oo duqeyn ay xalay ka geysteen Muqdisho ku dilay dad badan oo ay ku jiraan laba qof oo aroos ahaa

Ciidamada AMISOM oo duqeyn ay xalay ka geysteen Muqdisho ku dilay dad badan oo ay ku jiraan laba qof oo aroos ahaa

Mogadisho (Yucubka.net)  Ugu yaraan toddoba qof oo ay ku jiraan laba qof oo aroos ahaa ayaa ku dhintay madaafiic ay ciidamada AMISOM xalay ku garaaceen xaafadda Towfiiq degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir oo ay ka taliso Xarrakada Al-shabaab, tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen. Goobjoogayaal ku sugan xaafaddaas ayaa warbaahinta u sheegay in qaar [...]

May 23 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Afhayeenka Xarrakatul Shabaab oo ka hadlay dagaallada Muqdisho, baaqna u diray dagaalyahannadooda

Afhayeenka Xarrakatul Shabaab oo ka hadlay dagaallada Muqdisho, baaqna u diray dagaalyahannadooda

Mogadisho (yucubka.net) Afhayeenka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo saakay warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dagaallada ka socda Muqdisho ay yihiin kuwo ujeedoodu aysan ahayn qabsashada suuqa Bakaaraha, balse ay yihiin dagaallo salka ku haya diin. Sheekh Cali Dheere wuxuu sheegay in ciidamada DKMG ah iyo kuwa AMISOM ay [...]

May 23 2011 | Posted in Wararka | Read More »