Home » March, 2011 Entries posted on “March, 2011”

Duqeyn qasaare nafeed iyo mid hanti sababtay oo saaka loo geystay qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha ee magaalda Muqdisho

Duqeyn qasaare nafeed iyo mid hanti sababtay oo saaka loo geystay qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha ee magaalda Muqdisho

Mogadisho (Yucubka.net) Tiro madaafiic ah ayaa saaka lagu garaacay qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho taasoo sababtay qasaare nafeed oo soo gaartay dad rayid ah oo suuqa joogay xiligaasi, burburna u geysatay dhismeyaal ku yaala suuqaasi oo uu ku jiro mid xarun u ahaa wargeyska Xog-ogaal oo ka mid ah wargeysyada madaxa [...]

March 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh…..

Tacsi Tiiraanyo Leh…..

London (yucubka.net) Guddmiyaha Qurbajooga beesha Gaaljecel Mudane Ciise Mumin Cali (Abuhureyra) oo ku hadlayo magaca beesha iyo guud ahaan qurbajooga beesha meel walba oo ay joogaan wuxuu tacsi u dirayaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Rug cadaagii siyaasadeed MUdane Abdulahi Moalin Faax oo 28 march 2011 ku geeriyooday kenya nairobi in janadii fardowsa uu [...]

March 29 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Barlamanka oo kulan xasaasi ah ku leh manta Magaalada Muqdisho.

Barlamanka oo kulan xasaasi ah ku leh manta Magaalada Muqdisho.

Muqdisho(Yucubka.net) Mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa manta kulan ka xasaasisan kulamadii hore manta waxaa ay ku leeyihiin xarunta golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho, iyagoo ka hadli doono waqti kordhinta Wasiirada.  Kulankaani oo la sheegay in uu wax badan ka bedalanyahay kulamadii horey ay u yeelan jireen Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa waxa uu manta barqadii ka [...]

March 28 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Baaq ka soo baxay shir ay maanta isugu yimaadeen aqoonyahanka, dhallinta, odayaasha iyo waxgaradka jaaliyada Beesha Gugundhabe ee Khartuum

Baaq ka soo baxay shir ay maanta isugu yimaadeen aqoonyahanka, dhallinta, odayaasha iyo waxgaradka jaaliyada Beesha Gugundhabe ee Khartuum

Yucubka.net Khartum (Yucubka.net) Kulan si wacan loo soo qabanqaabiyay ayaa manta waxa uu ka dhacay magaala madaxda dalka Sudan ee Khartuum. Kulankaas oo ay kasoo qaybgaleen aqoonyahan, waxgarad, iyo odayaal ka tirsan jaaliyada beesha Gugundhabe ee dalka Suudaan ayaa lagu Gorfeeyay axwaasha guud ahaan wadanka soomaliya gaar ahaanna gobalka hiiraan iyo dagaalada wayaahan dambe ka soo [...]

March 28 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Max’ed Qanyare oo fariin u diray Madaxweyne Sheekh Shariif

Max’ed Qanyare oo fariin u diray Madaxweyne Sheekh Shariif

Nairobi(Yucubka.net) Xildhibaan Max’ed Qanyare Afrax ayaa sheegay in Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya laga doonayo in uu u hogaansamo go’aankii ay gaareen mudanayaasha Barlamanka, isagoo dhinaca kale isa soo sharaxay.  Xildhibaan Max’ed Qanyare Afrax oo ah Musharax u taagan qabashada xilka Madaxtinimada dalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siinayay Shabakadda Warbaahinta Shabelle isagoo ku sugan Magaalada [...]

March 27 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Max’ed Cumar Xabeeb M.Dheere oo xabsiga laga sii daayay……..

Max’ed Cumar Xabeeb M.Dheere oo xabsiga laga sii daayay……..

Muqdisho: (Yucubka.net) Maxkamada gobolka Banaadir ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta sii deysay gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir kadib markii sida ay sheegtay lagu waayay dambigii loo heystay.  Maanta barqadii ayaa waxaa xoriyadiisa dib loo siiyay Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Max’ed Cumar Xabeeb Max’ed Dheere, kadib markii Maxkamada gobolka banaadir ay ku weysay wax [...]

March 27 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Mid ka mid golaga sharci dajinta Midowga Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee dlaka suudan oo dhaawac soo gaaray………

Mid ka mid golaga sharci dajinta Midowga Ururka Ardayda Soomaaliyeed  ee dlaka suudan oo dhaawac soo gaaray………

Sudan (Yucubka.net) Ahmed Sheaikh Nuur Ciro oo ah xubin ka tirsan Golaha sharci dajinta Midowga Ardayda dalka Suudaan ayaa xalay ku dhaawacmay magaalada Khartoum ee dalka suudan xili uu ka yimid kulan uu la qaadanayay Safiirka somalia haklani u fadhiya iyo Qunsulkiisa oo dhinac ah iyo xoghaya guud ee midowga arday dalka Suudan Abaas Maxamed [...]

March 26 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka Difaaca xukuumadda Soomaaliya oo booqasho ku tagay xero lagu tababaray ciidanka dowladda KMG ah

Wasiirka Difaaca xukuumadda Soomaaliya oo booqasho ku tagay xero lagu tababaray ciidanka dowladda KMG ah

Mogadisho (yucubka.net) Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka difaaca Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi iyo xubno ka tirsan dowladda KMG ah ayaa booqasho ku tagay maanta xerada jasiira oo lagu tababarayo 900-askari oo horay tababar ugu soo qaabtay dalka Yugaandha. Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa booqashadan ku wehliyay xubno ay ka mid yihiin: xildhibaan [...]

March 26 2011 | Posted in Wararka | Read More »

QM oo sheegtay DKMG iyo Shabaab ay askareeyeen Caruur farabadan

QM oo sheegtay DKMG iyo Shabaab ay askareeyeen Caruur farabadan

New York: (Yucubka.net)  Jimciyadda Qurumaha ka dhaxaysa ayaa dowladda KMG iyo Xarkada Al Shabaab waxaa ay sheegtay in dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalka Soomaaliya ay ku askareeyaan kumanaan  Caruur ah.  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Caruurta ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano Unicef ayaa  bayaan ay soo saartay waxaa ay ku sheegtay [...]

March 23 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Duqeymo oo dad rayid ah ay wax ku noqdeen ayaa maanta waxa ay ku dhacday gudaha Suuq wayn Bakaaraha

Duqeymo oo dad rayid ah ay wax ku noqdeen ayaa maanta waxa ay ku dhacday gudaha Suuq wayn Bakaaraha

Muqdisho: (Yucubka.net) Duqeymo oo dad rayid ah ay wax ku noqdeen ayaa maanta waxa ay ku dhacday gudaha Suuq wayn Bakaaraha ee magalada Muqdisho xili uu san socon wax dagaal ah. 5-qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay ku dhawaad 30-kalena way ku dhaawacmeen Duqeyn maanta Ciidamada AMISOM ay ku garaaceen gudaha Suuqa Bakaaraha ee [...]

March 23 2011 | Posted in Wararka | Read More »