Natherland (Yucubka.net)Kulan balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarada beesha Baadi-Cadde ayaaa isbuucan dabayaaqadiisii lagu qabtay magalada Rotterdam ee dalka Holland. Dhaqdhaaqan ayaan ka soo bilowday facebook page-ka dhalinyarada beesha ay ku kulmaan dhowr bilood kahor. Shirka ayaa waxaa kasoo qaybgalay qeybaha kala duwan ee Beesha sida, aqoonyahanka, waxgaradka, iyo dhalinyarada. Shirkan ayaa waxaa looga [...]









