Masar (Yucubka.net) Waxaa Wali ka Socda Magaaloyinka Dalka Masar banaan baxyadi ay sameeynayeen Dadweynaha ku Dhaqanb Dalkasi Masar ayagoo Banaanbaxyadaasi uga soo horjeeda Madaxweyne Mubaarak oo ay ku doodayaan inuu xilka iskaga tago waxaana banaanbaxyadaani ay geysanayaan khasaaroyin badan oo isugu jiro dhimasho dhaawac iyo burbur hantiyeed Waxayna Maraysaa Dhimashada 125 Qof Halka Dhaawacana Caga [...]









