Garoowe: (Yucubka.net) Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay tartanka ciyaaraha gobolada dalka Soomaaliya oo maalmihii u dambeeyay ka socday Magaalada Garoowe ayaa maanta ku guuleystay koobkaasi kadib markii ciyaar kama dambeys ah uu la yeeshay gobolka Bari. Ciyaartaani oo aheeyd Fiinaaha koobka 18 aad ee tartanka gobolada dalka Soomaaliya ee Maalmihii u dambeeyay ka socday [...]








