Home » November, 2010 Entries posted on “November, 2010”

Wasiirro ka tirsan xukuumadda cusub ee Soomaaliya iyo kuwii hore oo maanta xilalkoodii la kala wareegay

Wasiirro ka tirsan xukuumadda cusub ee Soomaaliya iyo kuwii hore oo maanta xilalkoodii la kala wareegay

(Yucubka.net) − Waxaa maanta xilalkoodii la kala wareegay wasiirro ka tirsan xukuumadda cusub ee Soomaaliya iyo wasiirradii hore, iyadoo ka jeediyay xafladihii xil wareejinta hadallo kala duwan. Wasiirka garsoorka, cadaaladda iyo arrimaha diinta C/llaahi Abyan Nuur ayaa xaflad ka dhacday xarunta maamulka gobolka Banaadir ee Muqdisho kula wareegay xilka wasaaradda cadaaladda iyo garsoorka C/kariin Axmed [...]

November 30 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Kulankii Madaxda Yurub iyo Afrika oo diirada lagu saaray Somalia.

Kulankii Madaxda Yurub iyo Afrika oo diirada lagu saaray Somalia.

Tripoli :( Yucubka.net) Kulankii Madaxda Yurub iyo Midowga Afrika ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay magaalada Tripoli ee Xarunta dalka Libiya kaasi oo intiisa badan diirada lagu saarayay sidii wax looga qaban lahaa xaaladda Soomaaliya iyo kooxaha burcad badeeda. Kulan madaxeedkan ay wada yeesheen madax ka kala socota wadamada Ururka Midowga Yurub iyo Midowga Afrika [...]

November 30 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Qaar ka mid ah Ciyaartooyda Soomaalida oo shil ku dhaawacmay.

Qaar ka mid ah Ciyaartooyda Soomaalida oo shil ku dhaawacmay.

Darussalam:(yucubka.net) Ciyaarano ka tirsan xulka Qaranka Soomaaliya ee ka qeyb galaya koobka Bariga iyo Bartamaha qaarada Afrika ayaa maanta ku dhaawacmay gaari bas ah oo shil kula galay magaalo kutaala dalkaasi Tanzania. Gaari ay saarnaayeen Ciyaarahanada Xulka Qaranka Soomaaliya ee ka qeyb qaadanaya koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika ayaa maanta shil ku galay dalka marti [...]

November 30 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Xildhibaano sheegay in ay xilka ka qaadeen gudoomiyaha barlamanka.

Xildhibaano sheegay in ay xilka ka qaadeen gudoomiyaha barlamanka.

Muqdisho ( Yucubka.net) Mudanayaal ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya ayaa sheegay in gudoomiyaha barlamanka uu xilkiisa ku waayay Takri fal ay sheegeen in uu ku sameeyay barlamanka Soomaaliya. Qaar ka mid ah mudnayaasha barlamanka KMG Soomaaliya gaar ahaan 92-dii Xildhibaan ee ka soo horjeestay ansixinta Xukuumadda cusub oo maanta warsaxaafadeeda ka soo saaray magaalada Muqdisho [...]

November 29 2010 | Posted in Wararka | Read More »

War murtiyeed loogu magac daray Magaca Beesha baadicade wax gunti hoostii lagasho ka weeyn

War murtiyeed loogu magac daray Magaca Beesha baadicade wax gunti hoostii lagasho ka weeyn

London(Yucubka.net)- Abdi Wahaab Muxumed Yusuf (Kutuleti) oo sheegay inuu yahay Afhayeenka Beesha Baadicade ee dhinaca Siyaasada ayaa Yucubka.net soo gaadhsiiyey waraaq dheer oo uu dhawaan u gudbiyey Madaxweynaha dowlada Fedaraalka Mudane Sheekh shariif Sh Axmed . Waraaqdan oo uu Afhayeenka Beesha Baadicade uu aad ugaga hadlay arimo aad u badan oo khuseeya saami qaybsiga dhinaca [...]

November 29 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Kulan Qarsoodi ah oo Saxaafadda la socon oo Galabta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Madaxada sare Doowladda iyo Madaxweynaha dalka Uganda(Daawo Sawirada)

Kulan Qarsoodi ah oo Saxaafadda la socon oo Galabta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Madaxada sare Doowladda iyo Madaxweynaha dalka Uganda(Daawo Sawirada)

Waxaa Maanta Duhurkii Magaalada Muqdisho Safar Gaaban oo Si Qarsoodi ah u Yimid Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musafani xili dagaalo culus ka jireen iyadoona uuna soo Dhaafin Hoolka Airboorka halkaana waxuu kula kulmay Madaxweynaha Dowlada Sheikk Shariif iyo Wasiirkiisa koowaad ee Farmaajo iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan Kulanka labada Madaxweyne ay ku [...]

November 28 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Uganda oo Muqdisho yimid kadibna ka laabtay.

Madaxweynaha Uganda oo Muqdisho yimid kadibna ka laabtay.

Muqdisho:(Yucubka.net)-Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musafani ayaa maanta booqasho aan horay loo sii shaacin ku yimid Magaalada Muqdisho isagoo kulan la qaatay Madaxweynaha dowladda KMG iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya. Yuweri Musafani iyo Xaaskiisa ayaa maanta waxaa ay safar aan horay loo sii shaacin kuyimaadeen magaalada Muqdisho iyagoo kulamo gooni gooni ahna la qaatay Madaxweynaha [...]

November 28 2010 | Posted in Wararka | Read More »

MADAXWEYNE OBAMA OO KU DHAWACMAY CIYAAR BASKETBALL AH LAGANA TOLAY 12 QODOB.

MADAXWEYNE OBAMA OO KU DHAWACMAY CIYAAR BASKETBALL AH LAGANA TOLAY 12 QODOB.

  Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Obama ayaa la tolay bushimaha 12-qodob kadib markii uu dhaawac u geystay nin ay wada cayaarayeen Kubadda Koleyga (Basket-Ball)waxaana iminkadan lagu daweynayaa Isbitaal qaas ah oo ku-yaal Aqalka cad ee Mareykanka looga taliyo (White-House)         Mr Obama ayaa Kubaddda Koleyga la cayaarayey Kaaliyihiisa gaarka ah (Robert-Gibbs) iyo xubno ka tirsan [...]

November 27 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Qaar ka mid ah golaha Wasiirada Cusub ee Farmaajo oo la dhaariyay.

Qaar ka mid ah golaha Wasiirada Cusub ee Farmaajo oo la dhaariyay.

Muqdisho: (Yucubka.net)Waxaa galabta Xarunta Madaxtooyo ee Villa Soomaaliya lagu dhaariyay qaar ka mid ah wasiirada Cusub oo uu dhawaan soo magaacabay Ra’iisul wasaare Farmaajo kadib markii ay maanata ansixiyeen golaha barlamanka Xukuumadda KMG Soomaaliya. Kadib markii maanta barlamanka KMG Soomaaliya ay fadhi ku yeesheen Xarunta golaha Shacbka ee magaalada Muqdisho ay codka kalsoonida ku siiyeen [...]

November 27 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Mudaneyaasha Baarlamanka Somalia oo maanta mar kale kulan ka yeelanaya ansixinta xukuumada cusub ee Raisul wasaare Farmaajo

Mudaneyaasha Baarlamanka Somalia oo maanta mar kale kulan ka yeelanaya ansixinta xukuumada cusub ee Raisul wasaare Farmaajo

Muqdisho (Yucubka.net) Barqanimada maanta ayaa lagu wadaa iney kulan ku yeeshaan xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho Xildhibaanada Baarlamanka Somalia kaasoo la sheegay in ajendaha looga hadlayo uu yahay ansixinta xukuumada cusub ee Ra’isul wasaare Maxamed C/llaahi Farmaajo. Kulanka maanta ayaa waxa Shir-godoomin doona Shariif Xasan Shiikh Aadan oo ah gudoomiyaha Baarlamanka Somalia, iyadoo xiliganba [...]

November 27 2010 | Posted in Wararka | Read More »