Home » October, 2010 Entries posted on “October, 2010”

Duqeymo oo caawa ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho

Duqeymo oo caawa ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho

Muqdisho: (Yucubka.Net) Dagaalo iyo duqeymo culus oo u dhaxeeya ciidamada dowaladda KMG Soomaaliya oo ka shanaya kuwa AMISOM iyo Xarakada Al Shabaab ayaa waxaa uu caawa ka dhacay degmooyinka dhaca Waqooyiga magaalada Muqdisho.  Dagaalkaan iyo duqeyntaan oo u dhaxeysay  ciidamada Dowaldda KMG Soomaaliya oo garaba ka helay kuwa AMISOM iyo Xarakada Mujaahidiinta Al Shaabab aya [...]

October 31 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Xildhibaanada baarlamaanka oo Maanta Codka Kalsoonida siiyay Ra’isul Wasaare Farmaajo(Sawiro).

Xildhibaanada baarlamaanka oo Maanta Codka Kalsoonida siiyay Ra’isul Wasaare Farmaajo(Sawiro).

Mogadisho (YCB) Xildhibaanada baarlamaanka KMG ah ayaa Maanta si aqlabiyad leh codka kalsoonida ah ku siiyay Ra’isul Wasaaraha cusub ee dowlada KMG ah Maxamed C/llaahi Farmaajo. Kulan ay Xarunta golaha shacabka ku qaateen Xildhibaanada ayaa la cadeeyay in 297-Mudane codka kalsoonida ah siiyaan Farmaajo halka 92-ka soo horjeesteen.  Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan oo ka soo horjeeday [...]

October 31 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Xildhibaanno iyo Axmed Diiriye oo Cambaareey Xasuuqa ay AMISOM Ka Waddo Muqdisho.

Xildhibaanno iyo Axmed Diiriye oo Cambaareey Xasuuqa ay AMISOM Ka Waddo Muqdisho.

Yucubka.Muqdisho:Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay ciidammada AMISOM, ee ku sugan Muqdisho inay si arxandarro ah madaafiicda ugu garaacaan degmooyinka gobolka Banaadir. Ciidammada AMISOM, waxaan si xushamd leh uga codsanaynaa inaysan madaafiic ku garaacin Muqdisho, gaar ahaan Bakaaraha, waayo guri walba oo ku yaalla goobaha ay duqeeyaan kama soo baxo ruux Shabaab ah, [...]

October 30 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Qarax xooggan oo lala Helay AMISOM,Iyo ALShabaab oo Sheegatay.

Qarax xooggan oo lala Helay AMISOM,Iyo ALShabaab oo Sheegatay.

Yucubka.Muqdisho:Askar ka tirsan ciidamada Amisom loo yaqaan Xasuuqayaasha Shacabka,balse wata magaca AMISOM ee ku sugan gudaha magaaladda Muqdisho ayaa waxaa maanta laga dilay ku dhawaad 4 askari oo ka tirsan kuwa ka socda dalka Brundi. Ciidamadda dalka Brundi ayaa waxaa qarax xooggan maanta lagula beegsaday jidka warshadaha, gaar ahaan meel ku dhaw Ex Kulliyadii Jaalle [...]

October 30 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Qaban Qaabada Shir Dib U Heshiisiin ah oo ay QM Waddo oo Lagu Qabanayo Kampala Ugandha 2011 oo Billaabatay.

Qaban Qaabada Shir Dib U Heshiisiin ah oo ay QM Waddo oo Lagu Qabanayo Kampala Ugandha 2011 oo Billaabatay.

Yucubka.Kampala:Maxaa ka jira in Beesha Caalamka ay wado Qorshe lagu Abaabulayo Shir dib u heshiisiin Soomaaliyeed oo Cusub… Markii is mariwaagu dhex maray madaxda sare ee dowladda federaalka isla markaana uu weli codka kalsoonida uusan helin Ra’isul Wasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Max’ed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in beesha caalamka ay [...]

October 30 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Madaafiicda Culus ee BM ku jiro oo AMISOM Muqdisho Ku xasuuqday iyo Tarzan oo ku ceeboobay Difaacidda Calooshood u Shaqeystayaasha Ugandha iyo Burundi.

Madaafiicda Culus ee BM ku jiro oo AMISOM Muqdisho Ku xasuuqday iyo Tarzan oo ku ceeboobay Difaacidda Calooshood u Shaqeystayaasha Ugandha iyo Burundi.

Yucubka.Muqdisho.Ciidamadda midowga Afrika ee Amisom oo xasuuq xooggan ka wada magaaladda Muqdisho,ayaa waxay maalmahan magaaladda ku asqeeyeen qoriga ridada dheer ee loo-yaqaano Bm-ka, kaasoo waxyeelo xooggan oo isugu jir dhimasho, dhaawac,bur-burin hanti iyo guryaba kageystay shacabka Muqdisho,iyagoo ku sugan guryahooda iyo suuqyada ay ka adeegtaanba. Xasuuqayaasha Shacabka Muqdisho oo kuwii keenay iyo kuwa ay Villada [...]

October 30 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Sheekh Shariif iyo Xubnihii ka socday Shariif Xasan oo ku Heshiin waayay,Qaabka Cod u Qaadidda Mr Farmaajo.

Sheekh Shariif iyo Xubnihii ka socday Shariif Xasan oo ku Heshiin waayay,Qaabka Cod u Qaadidda Mr Farmaajo.

Yucbka.Muqdisho:Sheekh Shariif oo Villada kula kulmay xubno wakiil ka ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan,kulankaas oo loogu hadlayey sida iyo qaabka codka loogu qaadayo ninka u magacaabban xilka Raysulwasaaranimada ee Farmaajo layiraahdo,kaas oo 14 bishan aan ku jirno ee Oktoobar uu Madaxweyne Shariif soo magacaabay, laakiin waxaa la sheegayaa inay ka diideen xubnahaasi taladii uu Sheekh [...]

October 30 2010 | Posted in Wararka | Read More »

ALShabaab oo Buulo Xaawo Dib Ula Wareegay Si Nabad Ah.

ALShabaab oo Buulo Xaawo Dib Ula Wareegay Si Nabad Ah.

Yucubka.Baydhaba:Wararka naga soo gaaraya magaalada Beled Xaawo ayaa xaqiijinaya in ay haatan degmadaas si buuxda gacanta ugu hayaan Xarakada Alshabaab,iyadoo uusan wax dagaal ah ka dhicin magaalada ayna dib ula wareegeen kadib markii xalay ay kasii baxeen ciidamadii Barre Hiiraalle ee magaaladaas maalmahan gacanta ku hayeen,Itoobiyana meesha keebtay. Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Xarakada Alshabaab [...]

October 29 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Hooyo Soomaaliyeed oo Gabarteeda Dishay,Haddana Acid(Ashito) ku shubtay si ay u Qariso Meydkeeda. (Musiibo ka dhacday Ingiriiska)

Hooyo Soomaaliyeed oo Gabarteeda Dishay,Haddana Acid(Ashito) ku shubtay si ay u Qariso Meydkeeda. (Musiibo ka dhacday Ingiriiska)

Hooyo Imaan oo Haweeney Booliis ah waardiyeeyneyso. Yucubka.London: Wax waliba Adduunyadan way ka dhaceene, haddana waxaa gudaha dalka Ingiriiska xiligaan ka taagan arrin dadka la fajaceen oo ku saabsan Hooyo Soomaaliyeed oo dishay gabar yar oo ay dhashay, kadibna ku shubtay Aashito ama Acid Meydka gabadheeda si aan loo arag,waa yaabja yaabkiise. Hooyadaan oo lagu [...]

October 29 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Dabadhoonno Dabageed ku jiro oo Itoobiyadii ay lashaqeynayeen xertay iyo Hawen Jaajuus lagu sheegay oo B/Weyne lagu Toogtay.

Dabadhoonno Dabageed ku jiro oo Itoobiyadii ay lashaqeynayeen xertay iyo Hawen Jaajuus lagu sheegay oo B/Weyne lagu Toogtay.

Yucubka.B/Weyne:Sida lagu helayo wararkii ugu danbeeyay ee xuduud beenaadka Soomaaliya iyo Itoobiya,waxay sheegayaan in Saraakiil uu ka mid yahay Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed) ay ciidamo Itoobiyaan ahi ku xireen xabsi ku yaala deegaanka Kalabeyr ee gobolka Hiiraan,iyadoo nin kalena lala xeray. Sida warku sheegayo Yuusuf Dabageed iyo C/llaahi Cali Wehliye oo ka mid ah Saaraakiisha [...]

October 28 2010 | Posted in Wararka | Read More »