Yucubka.DJabuuti:Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya Cismaamiil Cumar Geelle iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kulan looga hadlayay arrimaha Soomaaliya waxaa ay ku qaateen Magaalada Jabuuti ee xarunta wadankaasi,oo uu booqasho ku joogo Shariifka. Wafdi balaaran oo uu hogaaminayay madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta gaaray Magaalada Jabuuti halkaasi oo ay ku [...]










