Home » August, 2010 Entries posted on “August, 2010”

Madaxweynaha Ugandha oo hal ku lisaaya bacaadkii xamar,lehna waxaan taageerayaa Madax aan Dalkoodii laga rabin oo ay curyaamisay Siyaasad Xumo(iyo haweenka oo sawirka musaveni ku shiish baranaayo)

Madaxweynaha Ugandha oo hal ku lisaaya bacaadkii xamar,lehna waxaan taageerayaa Madax aan Dalkoodii laga rabin oo ay curyaamisay Siyaasad Xumo(iyo haweenka oo sawirka musaveni ku shiish baranaayo)

Waa shacabka oo ku shiish baranaayo sawirka Musaveni,iyagoo u arka cadowga soomaaliyeed, maadaama ay ciidamadiisu xasuuqaan shacabka Muqdisho,walibana ku baaqayo qaar kale oo dibjiriin ah oo daroogo iyo Aids dishay uu keeno, iyadoo horay loo caddeeyay kuwan joogaba inuu jidadka iyo xabsiyada kasoo uruuriyay iyo bannanka cusbitaallada ,maadama in kabadn 2000,oo kamid ah Aids la [...]

August 31 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Ma dhabaa in Markab hub culus u sida Amisom iyo dowladda Soomaaliya laga dejiyay Dekadda Muqdisho?

Ma dhabaa in Markab hub culus u sida Amisom iyo dowladda Soomaaliya laga dejiyay Dekadda Muqdisho?

waa hub ay cadwga soomaalida soo dhiibeen, calooshood u shaqeystayaasha Ugandha iyo Burundi ay ku xasuuqayaan shacabka soomaaliyeed ee Muqdisho deggan, iyagoo isticmaala magaca AMISOM. YUCUBKA.MUQDISHO:Markab sida saanad militeri ayaa kusoo xirtay habeen hore dekadda wayn ee magaalada Muqdisho kaas oo siday hubka culus ee lagu dagaalamo iyo sanaado meleteri oo kala duwan, waxaana dejintiisa [...]

August 31 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Cutubyo Ciidamada Itoobiyanka ah Oo Maanta Soo Gaaray Duleedka Degmada Yeed ee Gobolka Bakool.

Cutubyo Ciidamada Itoobiyanka ah Oo Maanta Soo Gaaray Duleedka Degmada Yeed ee Gobolka Bakool.

WAA CIIDAMADA CADOWGA ITOOBIYA, OO MARBA MEEL SOO GALAYA,DIBNA U CARARAYA. YUCUBKA.MUQDISHO:Wararka naga soo gaaraya degmada yeed ayaa sheegaya in barqanimadii maanta ay halkaa soo gaareen ciidamo ka tirsan Millateriga dalka Itoobiya,oo caadeystay in ay mar walba soo galaan xuduuda beenaadka degmooyinkaiyo tuuloyinka ku yalla, dibna u cararaan kolkay dhacaan safarka iyo xoolaleyda, loona maleynayo [...]

August 31 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Xamar iyo Madaafiicda Amisom Yaa kala Weeciya(Intii aawgeey rooge,aaydeey uuryaal mahuraasee)Allow sahal umuuraha.

Xamar iyo Madaafiicda Amisom Yaa kala Weeciya(Intii aawgeey rooge,aaydeey uuryaal mahuraasee)Allow sahal umuuraha.

Waa kaare Amisom, oo xasuuqaya shacabka soomaaliyeed ee Muqdisho Deggan. YUCUBKA.MUQDISHO: Waxaa sii badanaya khasaaraha iyo dhibaatada faraha badan ee soo gaareysa shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Muqdisho, dhibkaas oo ah dhimasho, dhaawac,barakac, bur-burin hanti iyo guryaba, oo suuqyadii iyo ceelashii biyaha lala eeganaayo PM si toos ah, taas oo ah waxa ay Amisom qabato, [...]

August 31 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Muqdisho oo caawa duqeyn tii u xumeyd ay Amisom ku waddo(malaha waa aarsiga meydkooda la jiiday)

Muqdisho oo caawa duqeyn tii u xumeyd ay Amisom ku waddo(malaha waa aarsiga meydkooda la jiiday)

Waa askari Amisom, oo madaaficda lagu laayo shacabka muqdisho hagaya. YUCUBKA.Moqdisho. Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom ayaa waxay caawa banaanka soo dhigeen cadaawadda ay u qabaan ummadda Soomaaliyeed, kadib markii madaafiic aan kala joogsi laheyn ay caawa ku asqeyneyso qeybaha kala duwan ee magaaladda Muqdisho,iyadoo aygalabta Amisom ka soo kaxeysay Kaare xooggan, oo xitaa bur-buriyay [...]

August 30 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Alshabaab oo soo bandhigay Meydad ay ka dileen Ciidamada Amisom,iyo Meydka Akari Amisom oo lagu jiiday waddooyinka muqdisho iyo Afhayeenka ciidamada midowga Africa ee AMISOM, Barighye Behuko oo sheegay 4 ka tirsan ciidanlkooda lagu dilay 8 lagu dhaawacay xarunta madaxtooyada(Villa soomaaliya)

Waa Askari Amisom,oo lagu Jiid-jiiday Maanta magaalada Muqdisho. YUCUBKA.Mogadisho: Waxaa maanta  Dagaal aad u culus uu ka dhacay Aagga Hotel Jubba oo sida la sheegay ay Ciidamada AMISOM weerar ay u adeegsadeen Taangiyada Dagaalka ku soo qaadeen ayaa Faahfaahin uu Dagaalkaas ka bixiyey Afhayeenka dhinaca Ciidamada Alshabaab waxa uu sheegay in ay jebiyeen Ciidamadii AMISOM [...]

August 30 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Warar shalay ay Idaacadaha qaar tebiyeen oo ahaa in Mowlaca Macallin Nuur ay dib u qabsadeen DKMG ah oo ay beenisey Xarakada Alshabaab,islamarkaana markale geeyay Warbaahinta(Afhayeenka booliiska dowladda Bariise waa Ceeboobay)

YUCUBKA.Mogadisho:War shalay ay Idaacadda Shabelle baahisay iyo TV Universal oo ahaa in Ciidamada DKMG ah ay dib u qabsadeen Mowlicii Macallin Nuur ayey Maanta Xarakada Alshabaab Beeniyeen Iyagoo sidoo kalena Warbaahinta Maxalliga ah iyo kuwa Dibeddaba ku martiqaaday Mowlacaas Macallin Nuur oo shalay sida Afhayeenka Booliska DKMG ah Bariise uu sheegtay in ay iyagu dib [...]

August 30 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Ninka u tar-tamaya xilka Madaxweynaha Ugandha oo ku baaqay in ciidamadooda laga bixiyo somaaliya.

Ninka u tar-tamaya xilka Madaxweynaha Ugandha oo ku baaqay in ciidamadooda laga bixiyo somaaliya.

WAA MADAAFIICDA AY AMISOM KU GARAACDO  MUQDISHO,GAAR AHAAN SUUQA BAKAARAHA,TAAS OO KA DHIGTAY CAASIMADDII SOOMALLIYA EE MUQDISHO MEEL QIICEYSA,OO GUBATAY,KUNA DHINTEEN,DHAAWACMEEN, WALIBANA BARAKACEEN SHACABKII,WALIBANA GURYIHII IYO HANTIDIINA BUR-BUREEN. YUCUBKA.Kampala; Masuul u tartamaya jagada Madaxtiminada waddanka Uganda ayaa ugu baaqay Dowladda Uganda inay ciidamadeeda  kala soo baxdo Magaalada Xamar, isagoo tilmaamay in xilligan aysan wax faaido [...]

August 30 2010 | Posted in Wararka | Read More »

SomaliCAN Director Invited for Dinner with State Secretary Hillary Clinton.

SomaliCAN Director Invited for Dinner with State Secretary Hillary Clinton.

YUCUBKA. Washington. SomaliCAN executive director Jibril Hirsi has been invited to attend a dinner at the US Department of State with State Secretary Hillary Clinton on September 7, 2010. The purpose of the Iftar dinner is to honor a group of visionary young American-Muslim leaders from around the country and to recognize their contributions to [...]

August 30 2010 | Posted in English News, Wararka | Read More »

Dr C/qaasim Salaad Xasan(madaxweynihii hore ee soomaliya) oo ku tilmaamay xasuuq dagaalka ka soconaya Muqdishso,kuna baaqay in la joojiyo(Shariifkana la hadlay)

Dr C/qaasim Salaad Xasan(madaxweynihii hore ee soomaliya) oo ku tilmaamay xasuuq dagaalka ka soconaya Muqdishso,kuna baaqay in la joojiyo(Shariifkana la hadlay)

Dr Cabdulqaasim Salaad Xasan. YUCUBKA.Moqdisho:Madaxweynihii  Soomaaliya ee dowladdii lagu soo dhisay Carta(Jabuuti) oo ka hadlayey shir jaraaid oo uu ku qabtay qadka taleefanka ayaa wuxuu  ugu horreeyn sheegey in uu ka xun yahay dagaallada iyo duqeymaha ka dhacaya magaalda muqdisho,kuwaasi oo uu ku tilmaamay inay yihiin wax weligeed hore u soo marin Soomaaliya. Dr C/qaasim [...]

August 30 2010 | Posted in Wararka | Read More »