Home » July, 2010 Entries posted on “July, 2010”

Madaxweyne Siilaanyo oo magacaabay afhayeenka madaxtooyada Somaliland iyo xilal kale

Madaxweyne Siilaanyo oo magacaabay afhayeenka madaxtooyada Somaliland iyo xilal kale

Hargeysa (YCB): Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] ayaa wareegto ku magaacabay afhayeenka cusub ee madaxtooyada iyo madaxa cabinet-ka ee madaxtooyada. Wareegtada oo ku taariikheysan 29 July ayaa madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo wuxuu ku sheegay in magacaabista labada nin ay ka dambeysay wada tashiyo. 1- C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa loo magacaabay Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland. [...]

July 31 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Caleemasarka Mohamed (Atoore) oo aduunka oo dhan laga taageeray iyo dayniile oo lacag waalan ka qaatay dhuub si uu u dhaleeceeya caleemasaarkaas

Caleemasarka Mohamed (Atoore) oo aduunka oo dhan laga taageeray iyo dayniile oo lacag waalan ka qaatay dhuub si uu u dhaleeceeya caleemasaarkaas

   London(YCB)Waxaa iska soo daba dhacayo taageerida la taageeray Gudoomiyaha Jaaliyada UK Dr Atoore Waxaa kaloo si buuxdo u Taageeray Wasiiro Iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada KMG ee Soomaliya Xafladii lagu caleema-saarayey Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK ayaa Habeenkii Khamiista lagu qabtay Hall-ka weyn ee Coplan ee xaafadda Wembley ee galbeedka magaalada London. Afar bilood oo wada xaajood [...]

July 30 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Taliyaha Booliska qeybta Bartamaha oo kawarbixiyay Hawlgallada ay Muqdisho kawadaan

Taliyaha Booliska qeybta Bartamaha oo kawarbixiyay Hawlgallada ay Muqdisho kawadaan

  Muqdisho (YCB)Ciidmada Booliska ee maalmahani hawlaha baaritaannada kawada magaalada Muqdisho ayaa weli la dareemayaa hawlgaladooda, waxaana hawlgalkooda uu yahay maalmahani mid joogto ah. aliyaha qaybta Bartamaha ciidanka Baliiska ee Gabalka Banaadir G/Sare Cali Xirsi “Cali Gaab” oo maanta warbaahinta Muqdisho kula hadlay ayaa sheegay in maanta hawlgal amniga lagu sugayo ay ka fuliyeen degmadda [...]

July 30 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Alshabaab oo iska fogeeyay dagaallada Puntland kuna tilmaamay Shirkii Kampala mid fashilmay

Alshabaab oo iska fogeeyay dagaallada Puntland kuna tilmaamay Shirkii Kampala mid fashilmay

Shir jaraa’id oo Magaalada Muqdisho uu ku qabtay Afhayeenka Madaniga ah ee Alshabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa waxa uu kaga hadlay labo arrimood oo kala ah Shirka ka dhacay Kampala iyo dagaallada maalmahani ka bilowday qeybo kamid ah deegaannada Puntland. Cali Dheere waxa uu sheegay in Shirkii Kampala uu Fashil kusoo dhamaaday, kadib [...]

July 29 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Midowga Afrika oo sheegay in aysan dagaal u fasaxeynin Ciidamada ay Soomaaliya geynayaan

Midowga Afrika oo sheegay in aysan dagaal u fasaxeynin Ciidamada ay Soomaaliya geynayaan

Madaxda Ururka Midowga Afrika ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen in ay ka gaabsadeen codsi dhowaan uga yimid Madaxweynaha wadanka Uganda Yuweri Museveni oo ahaa in la fasaxo ciidamadiisa oo ay weeraraan Alshabaab iyo kooxaha lamidka ah. Midowga Afrika ayaa waxa ay sheegeen in marnaba aysan socan Karin wax dagaal ah oo nabad lagu keenayo [...]

July 29 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Somalia dominates AU summit

Somalia dominates AU summit

   Somalia has dominated the 15th African Union summit in Uganda [AFP]  African leaders attending the 15th African Union (AU) summit in Kampala, the Ugandan capital, originally planned to focus on the health of African mothers and infants. But al-Shabab’s July 11 attacks in Kampala and the challenges that the Somalia conflict pose for the [...]

July 27 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada Uganda oo qof rayid ah galabta si bareer ah ugu toogtay Muqdisho.

Ciidamada Uganda oo qof rayid ah galabta si bareer ah ugu toogtay Muqdisho.

Muqdisho: (YUB) Ciidamada Uganda ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa galabta si bareer ah qof rayid ah waxa ay ugu toogteen Magaalada Muqdisho iyadoo meydka ninkaasina uu in mudo ah yaalay goobtii ay ku dileen. Ciidamada Uganda ee fariisinka ku leh sarta dheer ee Maslax ee ka soo horjeeda Garaashka Xaaji Dool oo kuyaala inta [...]

July 26 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Puntland iyo xubno ka tirsan Golahiisa Wasiiradda oo isku khilaafsan go’ aanka lagu weerarayo Buuraha Galgala

Madaxweynaha Puntland iyo xubno ka tirsan Golahiisa Wasiiradda oo isku khilaafsan go’ aanka lagu weerarayo Buuraha Galgala

Waxaa muran iyo khilaaf xal loo la yahay uu ka taagan yahay go’aan dhawaan uu gaaray Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo doonaya in awood lagu maquuniyo Maliishiyaadka uu hoggaamiyo Wadaadka la yiraahdo Sheekh Maxamed Saciid ATAM oo gacan saar la leh Ururka Al-Shabaab. Khilaafksan oo u dhaxeeyo Cabdiraxmaan Faroole iyo Wasiirka arrimaha [...]

July 26 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Shir aay isugu yimaadeen jaaliyada Warable Tigaale ee uk (London)

Shir aay isugu yimaadeen jaaliyada Warable Tigaale ee uk (London)

Shalay (Axad) 25 Luulyo waxaa magaalada London shir gogol xaar ah ku yeeshay bahweynta Warable Tigaale . Guud ahaan, shirka waxaa lagu gorfeeyey xaaladaha murugsan ee ka aloosan Soomaaliya iyo doorka beeshu ka qaadan karto nabadeeynta Soomaaliya. Shirka oo socday waqti dheer, si weyna loogaga soo qayb galay, waxaa la isku weeydaarsaday afkar wax ku [...]

July 26 2010 | Posted in Wararka | Read More »

The Rageh Omaar Report – From Minneapolis to Mogadishu

The Rageh Omaar Report – From Minneapolis to Mogadishu

<object width=”300″ height=”250″><param name=”movie” value=”http://www.youtube.com/v/xLOj1_NNahc&hl=en_GB&fs=1&color1=0×402061&color2=0x9461ca”></param><param name=”allowFullScreen” value=”true”></param><param name=”allowscriptaccess” value=”always”></param><embed src=”http://www.youtube.com/v/xLOj1_NNahc&hl=en_GB&fs=1&color1=0×402061&color2=0x9461ca” type=”application/x-shockwave-flash” allowscriptaccess=”always” allowfullscreen=”true” width=”300″ height=”250″></embed></object> <table border=”0″ width=”100%” id=”table1″>  <tr>   <td> </td>   <td> </td>  </tr>  <tr>   <td>        <span id=”Frontleftside1_Label1″> <MAP id=m_bbcsom name=m_bbcsom><AREA title=”Barnaamijka Sagaal fiidnimo ee G. Afrika” href=”http://www.bbc.co.uk/somali/meta/tx/nb/somali_1800_au_nb.ram” shape=POLY alt=”Barnaamijka Sagaal fiidnimo ee G. Afrika” coords=0,76,150,76,150,93,0,93><AREA title=”Barnaamijka Shanta Galabnimo ee G. Afrika” href=”http://www.bbc.co.uk/somali/meta/tx/nb/somali_1400_au_nb.ram” [...]

July 24 2010 | Posted in Wararka | Read More »