Muqdisho(YCB)Madfac kusoo dhacay goob ay ku wada sugnaayeen in ka badan 10-saxafi oo howl gala warbahinta qeybeheeda kala duwan iyo mas’uuliyiin ka tirsan xarakada mujaahidiinta Al-shabaab oo uu ku jiro afhayeenka xarakadaasi Sheekh Cali dheere ayaa waxaa ku dhaawacmay qaar kamida saxafiyiintii halkaasi joogay. Saxafiyiinta halkaasi ku dhaawacmay waxa kamid ahaa Ilyaas Axmed Abuukar oo [...]










